Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Farmaajo oo Olole Doorasho ka dhigtay Waxqabadkii Xukuumadii Xasan Kheyre, kana leexday…

    Farmaajo oo Olole Doorasho ka dhigtay Waxqabadkii Xukuumadii Xasan Kheyre, kana leexday…

    May 12, 2022Updated:May 12, 20222 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha xilka banneynaya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa khudbadiisa musharxnimo maanta ka jeediyey Xarunta Afisyoone, isagoo codsaday in mar kale xilka loo doorto.

    Farmaajo ayaa ololihiisa ugu weyn ka dhigay waxqabadkii xukuumadii Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo ay khilaaf ku lala tageen, isla markaan hadda ah musharax u taagan xilka madxweynaha Soomaaliya.

    Arrimaha uu Farmaajo waxqabadkooda sheegtay waxa ka mida: Dhismaha Ciidamada, Kordhinta Dhaqaalaha, dagaalka Al-Shabaab oo uu sheegay in laga xoreeyay Sabiid, Caanoole iyo Marko. Wuxuu kaloo sheegay in waxbarasho iyo caafimaad lacag la’aan ah laga hirgeliyey iyo la dagaalanka musuqmaasuqa.

    Musharax madaxweyne Maxamed Farmaajo ayaa gebi ahaan soo qaadin ballanqaadkiisi Doorashadii hore 2017 oo aanu waxba ka fulin, balse wuxuuhadda ku ololeynayaa waxqabadkii xukuumadii Xasan Kheyre oo uu sheegay inuu siiyay waqti 3 sano iyo bar ah oo ay ku shaqeyso.

    Farmaajo ma sheegin sidii ay ku kala tageen isaga Ra’iisal wasaaraha uu waxqabadkiisa doonayo inuu ku ololeeyo, laguna doorto mar kale, sidoo kalena sooma hadal qaadin muddo kororsigii uu isku dayey inuu sameeyo iyo dagaalkii uu la galay Ra’iisal wasaarihii labaad Maxamed Xuseen Rooble.

    Ololaha Doorashada Dib u doorashada Farmaajo ayaa waxaa hareeyay fashilo badan oo soo wajahay, ayna ugu dnabeysay ildhibaannada Gobolka Gedo laga soo doortay oo gacantiisa ka baxay, isagoo hadda tartan adag kasoo wajahayo musharixiinta ay ugu horeeyaan Xasan Cali Kheyre iyo Shariif Sheekh Axmed.

    Rajada Farmaajo ee in dib loo doorto ayaa ah mid aad u yar, waxayna kooxda taageerta horeba u bilaabeen raadinta musharaxa labaad ee ay codkooda siin doonaan.

    Doorashada Farmaajo Kheyre Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaannada oo maalintii labaad ka baaqsaday ka qeybgalka Khudbadaha Musharixiinta
    Next Article Goodax iyo Waare oo u ololeynaya Musharixiinta Xasan Kheyre iyo Sheekh Shariif

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo