Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»FASHIL: Xilka Taliyaha Booliska oo muddo 6 bilood u xayiran madaxweyne Xasan Sheekh (Faaqidaad)

    FASHIL: Xilka Taliyaha Booliska oo muddo 6 bilood u xayiran madaxweyne Xasan Sheekh (Faaqidaad)

    April 26, 2015Updated:April 26, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Arrimaha lagu bartay hogaanka sare ee dalka ka arrimaya (Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud) waxaa ka mida guddoon jilicsan oo kamida astaamaha aanay haboon in hogaan umadeed ku sifoobo, taasoo micnaheedu yahay in go’aan qaadashiisu tahay mid waqti dheer qaadata oo keenta arrimaha soo socda:

    • Dhiirigelin musuqmaasuqJen-Gas-gas
    • Ku takri-fal awoodeed
    • Khaladaad ku yimaada isu dheeli-tirka awood qeybsiga dowladeed

    Tusaalaha ugu sahlan waa in jagada TALISKA BOOLISKA ay muddo ka badan 5 bilood maran tahay oo xilkaasi muhiimka ah gacanta ku hayo sii-haye, ahaana taliye xigeenka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cusmaan  Cumar Weheliye(Gasgas). Kusime-nimada waxaa Jen. Gasgas u magacaabay Ra’iisal wasaarihii hore C/weli Sheekh Axmed kadib markii uu soo jeediyay wasiirkii Amniga ee xilligaasi Khaliif oo markaas khilaaf ba’an kala dhaxeeyay madaxweynaha.

    Tan iyo intii uu geeriyooday taliyihii hore ee ciidamada Booliska General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil 30 Oktoobar 2014. ma suuragelin in taliye cusub loo magacaabo ciidamada Booliska Soomaaliyeed, wuxuuna madaxweyne Xasan Sheekh ka meermeeray inuu Taliye cusub u magacaabo xilkaas muhiimka ah ee laf-dhabarka u ah ammaanka.

     

    [ad name=”HTML-1″]

     

    Ujeedadu maaha in sii-haya hadda xilka hayaa aanu qaban karin xilkaasi ama kartidiisa lahayn, waxaaba la oran karaa inuu ka mid yahay shaqsiyaadka ugu haboon xilkan, balse waxaa muhiin ah inaan is weydiino: Ilaa intee ayaa xilka muhiimadaas leh lagu heyn karaa KUSIME..??

    Sababtu  si kastaba ha ahaatee waxaa hore u soo shaac baxay in magacaabayo taliyeyaal cusub oo dhammaan la bedelayo taliyeyaasha kala duwan ee ciidamada, kadibna waxaa la galay loolan beelaha dhexdooda ah, waana tan loo aaneynayo in lagu dhiiran waayo magacaabidda taliyaha booliska.

    Mas’uul og inuusan xilka ku raageynin waa la qiyaasi karaa wixii uu sameyn karo siiba xaaladda aan ku suganahay. Kaaga sii darane waxaa is qaban karin in taliyaha Nabad sugidda iyo sii-hayaha taliyaha Booliska ay wada noqdaan isku heyb haddana madaxweynaha dhinaciisa ka soo jeeda, khaladaadkaas oo dhan waa kuwo dhinaca madaxweynaha is moodsiinayo waxayna tani dhaceysaa iyadoo dadku ku xisaabtamaan beel ahaan oo lagu qeybsado jagooyinka.

    Arrimahan oo dhami waxay caddeyn u yihiin sida hogaanka madaxweyne Xasan Sheekh uga luntay go’aan qaadashadii habooneyd ilaa heer mararka qaarkood isagu abuurto xaalado fashil ah ama caddowgiisa siiyo fursado waaweyn oo ay ku waxyeeleyn karaan, waana sida lagu yaqaan hogaanka ay xikmaduhu ku yaraadaan.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-6″]

    Jen. Gasgas Madaxweyne Xasan Sheekh Taliyaha Booliska
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBeel soo saartay qorshe maamul goboleedyo loogu sameynayo Hiiran, Sh/dhexe & Muqdisho (Xaqiiqada Bayaanka)
    Next Article BAARITAAN: Xaqiiqada sawir dacaayad ah oo Facebook looga sameeyay Madaxweyne Xasan Sheekh (DAAWO SAWIRO)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo