Browsing: Featured
Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maaanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ku baaqay…
Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan gaara xarunta Xalane kula yeeshay safiirada dalalka shisheeye u fadhiya…
Maxkamadda Alshabaab ee ku taalla magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Nin la sheegay…
Waxaa magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland lagu sharxay saaka sawirrada madaxweynaha dalka Galbeedka Afrika ku yaalla ee Guinea, iyadoo lagu…
Dowladda Tunisia ayaa soo saartay amar goobaha shaqada looga mamnuucay haweenka inay xirtaa indha-shareerka (Niqaabka) ay qaataan dumarka.
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay darawal mooto bajaaj oo ku sugnaa agagaarka isgoyska Dabka ee magaalada…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaalia ayaa shir jaraa’id oo cusub ugu yeertay saxafiyiinta ku sugan magaalada Muqdisho 24 saacadood kadib shirkii…
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa kashifay safar baaqday saacadihii ugu danbeeyay ee lagu waday inuu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku…
Guddoomiyeyaal cusub ayaa loo magacaabay laba ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo xilalkii laga qaaday guddoomiyeyaashii hore oo bilo yar…
Shirkii toddobaadlaha ee Golaha wasiirrada ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar muddo qaatay oo uu…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya ay xiriirkii diblomaasi u jartay dalka Galbeedka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad tahriibayaal ah oo u dhashay Oromada Itoobiya lagu dilay halkaasi, kadib…
Wakiillada Midowga Afrika iyo IGAD u qaabishan Soomaaliya Francisco Madeira iyo IGAD, Mohamed Ali Guyo ayaa maanta ka degay Magaalada…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabanaya diiwaangelinta ciidamada Ahlu suna ku wareeejisay dowladda Somalia, iyadoo ay halkaasi ku sugan yihiin taliyeyaasha…
Shirkadda Facebook ayaa shaacisay in ciladii qabsatay la xaliyey gebi ahaan, kadib markii ay ku qaadatay muddo 11 saacadood ah…
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Nin lagu eedeeyay in uu ka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shaaciyey inuu arrimaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug u wakiishay wasaaradda arrimaha…
in ka badan 44 qof oo qaxooti muhaajiriin ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo ka dahacay duleedka magaalada Tribobi ee…
Beesha caalamka ee ku howlan arrimaha Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda Galmudug iyo dadaalka dib u heshiin ee ka…
