Browsing: Featured
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa baajisay shir jaraa’id oo ay duhurnimadii maanta shaacisay inuu qabanayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in saxafiyiinta looga yeeray xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa abaalmarin guddoonsiiyay Guddiggii Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda sanadkan 2019, isagoo uga mahadceliyay shaqadii ay qabteen.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu dagaal ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada, kadib markii ay is…
Wararka laga helauo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay halkaasi ku dishay nin…
Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa sheegaya in in dad ka badan 40 qof lagu dilay weerar ay diyaarad dagaal…
Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyey inta jeer ee la isku dayey intii uu xilka hayey in la khaarijiyo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada…
Hadal jeedinta waa mid ka mid ah xirfadaha ugu waaweyn ee madaxda u horseedi kara in ay kasbadaan kalsoonida shacabka,…
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday Xerada 21aad ee ciidamada xoogga dalka ee magaalada Dhuusamareeb…
Waxaa goor dhow la filaya inuu degaanka Guriceel ee gobolka Galgaduud uu gaaro Ra’iisal wasaaraha xukuumadd Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,…
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay qeyb ahaan dib u billaabeyso kaalmadii ay siin jirtay Ciidamada Dowladda Soomaaliya, iyadoo lagu bilaabi…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa mar kale weerar ku qaaday Garoon ku yaalla Koonfurta Sacuudiga, iyadoo qasaare uu dhaliyey weerarkii ugu…
Ra’iisal wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa ugu yeeray taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida ee dowlada Somalia inay tagaan magaalada Dhuusamareeb.
Odayaasha dhaqanka Beesha Xaaji Saleebaan ayaa war-murtiyeed kasoo saaray go’aan ay ka qaadeen Doorashada Galmudug ee lagu qabanayo magaalada Dhuusamareeb…
Alshabaab ayaa war ay caawa soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda qaraxii galabta lala beegsaday Taliyihii Saldhiga Booliska Koonfurta Gaalkacyo Cawil…
Waxaa maanta Soomaaliya looga dabaaldegayaa maalinta xorriyadda oo ku began 1-da bisha Luulyo oo Soomaaliya ay xornimo ka qaadatay gumestihii…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Qarax lagu xiray Gaari uu ka dhacay magaalada, kaasoo lala beegsaday taliyah…
Diyaaradda heerka caalamig ee Qatar Airways ayaa duulimaadkeedii ugu horeysay maanta ka bilowday garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Somalia ayaa u yeertay Safiirka Kenya Somalia, iyadoo u gacan gelisay qoraal lahjad kulul ku qoran oo ah cabasho…
