Browsing: Featured
Q/Midoobay ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dilkii saxafigii caanka ahaa ee u dhashay dalka Sacuudiga oo lagu dilay Qunsuliyadda…
Ummxabdullah oo magaceeda rasmiga ah uu yahay Ruksana Ali iyo seygeeda hasanatofficial oo magaciisu uu yahay Abu Abdullah Hasanat waa laba shaqsi oo ku nool wadanka UK…
Afar qof oo lagu soo eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee Waqooyi Bari Kenya ee April 2015 ayaa…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Federaalka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay qoraal ay…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay s Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka…
Xaaska Marxuum Abwaan C/llaahi CIise Sangub ayaa faahfaahin ka bixisey geerida abwaanka, sidii ay ku tageen dalka Itoobiya oo qalliin…
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime ku xigeen cusub oo yeelaneyso Madaxtooyada Soomaaliya.
A soldier at the rank of captain from the Uganda Peoples Defence Forces (UPDF) on Monday, June 17 shot his…
Wareegto ka soo baxday Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Shan Xubnood ka mid hay’adda…
Dowladda Masar ayaa si qarsoodi ah oo degdeg u aastay madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo shalay geeriyooday xilli…
Madaxda Dowladda Somalia oo ka hadlay Geerida Abwaan C/llaahi Ciise (Sangub) oo ku dhintay Itoobiya.
Madaxda dowlada Somaliya sida madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa ka tacsiyadeedyay geeridii ku timid Abwaan C/llaahi Ciise Sangub…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Allaha u naxariistee Abwaankii weynaa we Soomaalida Maxamuud Cabdullahi Ciise Sangub uu…
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise ayaa ka hor timid qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Cusmaan Bare oo…
Geerida lama filaanka ah ee ku timid shalay madaxweynihii la doortay ee dalka Masar Maxamed Mursi xilli uu ku jiray…
Waxaa magaalada Kismaayo lagu dilay Oday Nabadoon Caan ka ahaa oo Magaciisa lagu sheegay Cabduqaadir Ibraahim Jeeri, kadib markii koox…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa soo nooleeyay dagaalkii baraha bulshada ee kala dhaxeeyay xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, isagoo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hadlay geerida madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo maanta ku geeriyooday maxkamad…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida madaxweynihii la doortay ee dalka Masar Maxamed Mursi oo la shaaciyay inuu ku…
Dad cusub oo hore leh ayaa loo karantiilay cabsi laga qabo inay qaadeen cudurka Ebola oo astaamihiisa lagu arkay haweeney…
