Browsing: Featured
Dowladda Soomaaliya ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyey laba horjooge oo kasoo goostay Alshabaab kuwaas oo hadda ku jira gacanta dowladda Soomaalia.
Madaxweyne Farmaajo oo kormeer ku tegay Warshad ay dib u howl geliyeen Ciidamada Asluubta… [Sawirro]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray Warshadda Qalabka Dhismaha oo ay dib u hawlgaliyeen Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey shan safiir oo cusub, kuwaasoo loo dalacsiiyey xil safiirnimo.
Ciidamada Amniga ee ku sugan degaanka Guriceel ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab oo damacsanaa inuu isku…
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka degaaanada Jubbooyinka iyo Guddiga Doorashada Jubalanad ee uu magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku raacay…
Wararka laga helayo degaanka Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka ay qabteen Nin lagu tuhmay inuu is-miiidaamiye…
Dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo olole xoog leh ayaa ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo qeyb ka ah dagaalka diblomaasiyadeed…
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa qaraxyo iyo dil ka fuliyey degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho, iyadoo shalay 17-ka Ramadaan ay…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa ka hor yimid sharciyada Batroolka, Doorashooyinka iyo Canshuuraha ee dowladda Soomaaliya ay wado qaarkoodna uu…
Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa Siyaasi ruugcaddaa ah iyo Wasiir hore ayaa ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somalia ayaa jawaab ka bixisay tallaabooyinka ay dowladda Kenya qaadatay ee ay ku sii xumeyneyso xiriirka labada…
Kullankii xildhibaananda Baarlamaanka ee maanta lagu waday inuu furmo ayaa baaqday kadib markii uu buuxsami waayey tirada looga baahnaa kooramnkii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qasaaraha ka dhashay Qarax Gaari is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Qarax aaad u culus oo gilgilay inta badan caasimadda Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Hay,adda Hormuud Telecom Foundation ayaa Maanta Deeq lacageed gaarsiisey xarunta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee SEDDCO oo ay wax…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta Berri ee Arbacadda kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho.
16/02/2019 1- Dowlada Kenya ayaa dib ugu yeertay Safiirkeedii dalka Soomaaliya iyadoo sidoo kale ku amartay safiirka dowlada Soomaaliya uga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa si la yaab leh oo jeesjees ku jiro uga jawaabtay su’aal ku saabsaneyd…
Dowladda Kenya oo sii wada olole ka dhan Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo maanta baaritaan iyo xarig ku bilowday…
Dowladda Kenya ay si kedis ah u dhaqan gelisay xayiraad cusub oo ay ku soo rogtay mas’uuliyiinta dowladda Somalia ee…
