Browsing: Featured
Dowladda Kenya ayaa magaalada Muqdisho dib ugu soo celisay wasiir ku xigeen ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo laba xildhibaan oo…
Dowladda Kenya ayaa qaadatay go’aan kale oo ka dhan ah dowladda Soomaaliya, kadib markii ay joojisay in Wasiirada iyo Xildhibaannada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerarro bam lagu qaaday laba ka mida saldhigyada Booliska magaalada Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa Caawa dil ka geysatay Xaafad ka tirsan degmada Howl-Wadaag ee magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.
Waxaa baraha bulshada lagu faafiyey muuqaalay duubeen aqoonyahano Kenyaan ah oo qurbe joog ah, kaasoo ujeedkiisu yahay in colaad iyo…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ay hoggaamineyso Madaxa Arrimaha Dibadda & Siyaasadda Midowga Yurub Federika Mogherini, waxaana garoonka…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) Ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal cusub oo ka mid noqonaya Golaha…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federa;lka Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalka oo ku-celis ah, kadib…
Guddiga Doorashada madax bannaan ayaa dadaal ugu jira inuu ka guuro xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ee uu deganaa tan…
Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa dib xukun toogasho ah ugu riday laba eedeysane oo hore ay dil toogasho…
Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay u qeybisay Haween danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah lagu wargeliyey inuu jiro kulankii 16aad ee kalfadhiga 5aad oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo ka kala dhacay degmooyinka Xamarweyne iyo Wadajir.
Qarax ayaa Caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel Muna oo u dhow Beerta Nabadda, waxaana wararkii ugu…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa ka noqday hadal shalay kasoo yeeray oo ku saabsanaa inuu fashilmay…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay Kalfadhiga 5aad kulankiisa 5aad ayadoo Ajandaha kulanku ahaa dhageysiga Warbixinta Guddiga …
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay askari ka tirsan ciidamada dowladda oo saaka rasaas ku furay Gaari BL ah oo…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu maamulkiisu wado howlgalladii degaanada maamulkiisa looga xoreyn alhaa maleeshiyaadka Al-shabaab.
Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan u jawaabay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahoi Goodax Barre oo magaalada Jowhar ka sheegag…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen arday rasaas lagu furay magaalada Muqdisho, iyadoo uu…
