Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) Ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal cusub oo ka mid noqonaya Golaha wasiirada maamulkaasi.
Xubnaha Wasiiru dowlayaasha la magacaabay ayaa waxay gaarayaan sedex masuul, iyadoo golaha wasiirada K/Galbeed ay hore u ahaayeen in ka badan 50 xubnood, waxaana weli furan liiska Golaha Wasiirada maamulkan oo leh xildhibaannada ugu tirada badan maamul Goboleedadadalka.
HOOS KA AKHRSO


![Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo magacaabay Wasiiru-dowleyaal cusub. [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/12/lafta-gareen.jpg)