Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federa;lka Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalka oo ku-celis ah, kadib markii la joojiyey Imtixaankii hore oo suuqa galay.
Imtixaanka cusub ee ku-celiska ah ayaa socon doona 27-ka 31 Bishan May 2019, waxaana ardayda laga dalbaday inay isu diyaariyaaan imtixaanka oo noqon doona midkii hore oo wax laga bedelay, iyadoo maalin jimce ah 31-ka May la qaadayo laba Maado.
HOOS KA AKHRISO JADWALKA


![Jadwalka Imtixaanka ku-celiska ah ee Dowladda oo la soo saaray [27-31 May 2019- Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/08/Mogadishu-University-1-1-1024x424.jpg)