Browsing: Featured
Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii loo adeegsaday diyaarado aan duuliya lahayn oo waxyaabo qarxa lagu rakibay ee…
Madaxweyne Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo markii ugu horeysay kadib fashilkii shirkii Garowe ka hadlay arrimihii ay isku qabteen maamul Goboleedyada,…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ubax dhigay Taallada SYL taasoo lagu xasuusanayo sanad guuradii 76-aad…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka Maajo, 2019 u magacaabay Agaasimaha Guud ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Soomaaliya, kasoo noqonaya agaasimihii afraad ee intii uu…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay qof ku eedeysan inuu ka dambeeyay in la faafiyo…
Nin Soomaali ah oo deggan gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa maxkamad ka dacweeyay Taliye ka tirsanaa dowladii Siyaad Barre…
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay mas’uuliyiin u badan maamulka degmada Wardhiigley oo lagu dilay ama ku dhaawacmay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee…
Shirkadda ugu weyn baraha bulshada ee Facebook ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku xadiddeyso muuqaallada tooska ah ee laga baahiyo…
Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay inay shir degdeg isugu yimaadaan maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka oo looga hadlo imtixaankii fashilmay…
Howlgalka ciidamada Midowha Afrika ee AMISOM ayaa ka mid noqday hay’adaha ku howlan arrimaha dib u eegista Dastuurka KMG ah…
Ciidamada Amniga gaarka ah ayaa xalay xalay howlgal baaritaano ah ka sameeyay xaafado ka mida degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho,…
Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay, iyadoo munaasabadii xil wareejinta…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta laba qof oo shaqaale samafal ah ay ka…
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banadair iyo Dalladaha Waxbarashada ayaa laga soo saaray…
Dowladda Sacuudiga ayaa shaacisay in diyaaradaha is-wada ee Drone-ka oo waxyaabo qarxa ay ku rarran yihiin ay weerar ku qaadeen…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkiisa ayaa amar ku bixiyey…
Burbur xoog leh ayaa gaaray xarunta Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. kadib Qarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Xaruntaasi maanta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday xarunta Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dalbadan in sharciga la horgeeyo oo tallaabo laga qaado dadkii ka danbeeyay in la xado Imtixaankii…
