Browsing: Featured
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inay wadaan Mooshin ka dhan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre.
Qaar ka mida Xildhibaannada labada gole iyo siyaasiyiin oo shalay shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa laag soo saaray qodobo…
Waxaa la aqoonsaday kooxdii ka danbeysay qaraxyadii is daba joogga ahaa ee Axadii ka dhacay Dalka Sri Lanka oo hay’adaha…
Siyaasiyiin iyo xildhibaano ku kacsan dowladda Soomaaliya oo ku shiray magaalada Nairobi ayaa soo saaray qodobo ay ku dhaliileen dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Masar, halkaasoo la sheegay inuu uga…
Qormadeydan aadka u koobani ma ahan qiimeyn siyaasadda Dowladda. Mana ahan xataa qiimeyn khudbadda uu Madaxweynuhu shalay jeediyay oo dhan.…
Siyasiyiin iyo Xildhibaano mucaarad ah oo ka horjeeda madaxda dowladda Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay magaalada Nairobi ee dalka…
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Gaadiid ay uu ku deeqay Bankiga Horumarinta Afrika ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamul…
Xisbiga Wadajir ee uu aasaasay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa isbedel lagu sameeyay, waxaana xilkii laga qaaday guddoomiyihii xisbigaasi iyadoo…
Gaari ayaa ku qarxay magaalada Muqdisho, kadib markii lagu xiray waxyaabaha qarxa ee lagu dhejiyo gawaarida, waxaana qaraxa oo dhacay…
Waxaa si aan la fileyn madaxweyne loogu doortay dalka Ukraine nin majaajileyste ah oo caan ka ahaa dalkaasi, kaasoo lagu…
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa caawa howlgal ka sameeyay xaafadad Taleex ee degmada Hodon, iyadoo lasoo ururiyey dhalinyarro fara badan…
Waxaa lagu guuleystay in la soo qabto haweeney xaday canug saacado dhallanaa oo ay ka qaadatay hooyadiis oo ku dhashay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad jawaab kulul ka bixiyey khudbad uu maanta jeediyey madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo sheegay in dalku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in caqabado waaweyn ay heystaan dowladda uu hoggaamiyo, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey dhibaatooyinka…
Lix ka mida guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir oo dhowaan si aan la shaacin xilka looga qaaday ayaa bilaabay inay xilalka wareejiyaan,…
Dad badan ayaa ku dhintay qaraxyo is daba joog ah oo lagu qaaday Kaniisado iyo hoteello ku yaalla dalka Srilanka,…
Wararka laga helayo Gobolka Muduga yaa sheegaya inuu saaka aroortii dab qabsaday bakhaar ku yaalla duleedka magaalada Gaalkacyo oo hub…
Wixii ka dambeeyay 11 Maarso 2019 oo guddoomiyaha G/Banaadir uu soo saaray wareegto ku saabsan in dowladu la wareegtay xaruntii…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay caawa jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda sanad-dugsiyeedka 2018-2019 oo ka dhici…
