Browsing: Featured
Kulan dhex maray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre iyo Gudiga arrimaha bulshada Aqalka Sare ayaa looga hadlay khilaafka…
Maamulka Isbitaalka Xannaananda Hooyada iyo dhallaanka ee SOS ayaa ka hadlay war laga faafiyay isbitaalka oo ku saabsanaa in canug…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in weriye C/maalik Muuse Coldoon maxkamad saaka lagu soo taagay magaalada Hargeysa, maalmo…
Kulanka Golaha Bararlamaanka Soomaaliya ee maanta lagu waday inuu qabsoomo ayaa sabab la’aan u baaqday, iyadoo aan wax faahfaahin ah…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weerarray hab-dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo hadalladii ugu danbeeyay ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tegay deegaannadii dhowaan laga saaray Alshabaab ee Sabiid ee duleedka Afgooye, Gobolka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta qaabilay ergay ka socday boqorka Sacuudiga oo Muqdisho soo gaaray.
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday oo maanta lagu aasay mid ka mida odayaashii ugu waaweynaa Warbaahinta Soomaalida Allaha u naxariistee…
Waxaa markii labaad dib u dhacay shirkii Amniga Qaran ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada dalka, sida uu madaxweyne…
Wasiirada Arrimaha Dibadda dallaka Soomaaliya iyo Masar Axmed Ciise Cawad Saami Shukry oo wadahdal ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa kala…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Baarlamaanka federaalka ayaa si shaqsi ah u soo dhex galay xaaladda ka dhex…
Maamulka Puntland ayaa jawaab kulul u diray Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo Puntland ku eedeeyay inay diiday…
Ciidamadii ug horeeyay ee kumaandoos ah oo soo tababareen Turkiga ayaa qalin jebiyay, iyadoo xafladii qalin jebintooda uu ka qeyb…
Dowladda Imaaraadka Carabta oo ku dhex jirta arrrimaha Soomaaliya ayaa qabanqaabineysa kulankii ugu horeeyay ee dhex maray madaxweynayaasha maamullada ay…
Waxa sii xumaanaya xiriirka dowlad Goboleedka Puntland iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo wax yar soo hagaagay markii uu talada Puntland…
Shirkii wadatashiga Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowlad-goboleedyada ayaa lagu soo gabagbeyay magaalada…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa caadi ah iyadoo aan lasoo sheegin bannaanbax ay ka digtay dowladda Soomaaliya oo awood gelisay sidii…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub oo xukuumadiisa ka mid noqonaya, iyagoo xilalkii laga qaaday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay degan tahay xaaladda caasimadda oo maanta la sheegay inay dhacayaan banaanbaxyo looga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa difaacay in shacabka Muqdisho dareenkooda ku cabiraan bannaanbax nabadeed, isagoo sheegay inay xaq dastuuri ah.
