Browsing: Featured
Dood badan ayaa ka taagan bannaanbax la sheegay inu berri ka dhacayo magaalada Muqdisho, waxaana saacadihii ugu danbeeyay warbaahinta dowladda…
Dowladda Soomaaliya ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga welwelsan bannaanbax la sheegay inuu ka dhacay Caasimadda oo…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa baaq wadajir…
Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha ahna siyaasi kasoo jeeda Puntalnd Cabdi Faarax Juxa si kulul ugu jawaabay Wasiirka Waxbarashada ee…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maamulka Puntland uu diiday inuu qeyb ka noqdo imtixaanka mideysan ee dowladda Federaalka ay ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Galabta ka dhacay maqaayad ku dhow saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa hooraantii bishii Maarso ee sanandkan soo saartay amar ku aadan muwaaddiniinta Mareykanka ee xilalka…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay 7 qof oo ku eedeysan kiiskii dilka naxdinta lahaa ee magaalada Muqdisho loogu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax gaari oo goor dhoweyd ka dhacay Wadadda Maka Almukaram, gaar ahaan agagaarka isgoyska…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Ciidamada Booliska iyo nin ku hubeysan Bambooyin ayaa dagaal caawa ku dhex maray xaafadda Baar Ayaan ee degmada Wardhiigley, magaalada…
Ciidamada Booliska ayaa ka warbixiyey howlgallo amni oo laga fuliyey magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda maalmihii ugu danbeeyay.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari ayaa sheegay in ciidamada Booliiska Puntland ay weerar ku qaadeen, isla…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay falal dilal kala duwan ay ka dhaceen caasimada saacadihii ugu danbeeyay.
Maamulka Hirshabelle ayaa ku hanjabay inay ciidamo geyneyso xuduudka ay la leedahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay dib u furaneyso…
Siyaasiga Soomaalida Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa sheegay in howshii baarista iyo soo saarista shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya ay hakatay,…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada amniga dowladda ay xireen wadadda muhiimka ah ee hor marta isbitaalka Banaadir,…
Wararka laga helayo dalka dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in burcad dalkaasi u dhalatay ay xalay goobtiisa ganacsi ee Magaalada…
