Browsing: Featured
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo toddobaadka badan socdaal ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa heshiis cusub la galay…
Dab xoog leh ayaa qabsaday Kaniisada caanka ah ee Notre Dame cathedral oo ku taalla bartamaha magaalada Paris, kaasoo weli…
Aabaha dhalay wiil Bajaajle ah oo dhowaan lagu dilay xaafadda Buundooyinka degmada Waaberri ayaa sheegay in wiilkiisa askarigii dilay lagu…
War kasoo baxay Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika ayaa looga dalbaday Golaha Milateriga Suudaan ee la wareegay talada dalkaasi…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaamimnayey ayaa goor dhoweyd ku laabtay magaalada Muqdisho.
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Dacwad uu sheegay agaasimaha xilka sii haya ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji…
Darawallada Gaadiidka BL-ka ayaa bannaabaxii saddexaad saaka ka dhigay Ex Koontarool Afgooye, iyagoo ka cabanaya inaysan wadooyinka mari karin, lagana…
Ku-simaha Taliyaha NISA ayaa ka carooday su’aal uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isagoo ugu hanjabay inuu dacwad ku soo…
Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay inuu qaban doono doorashada buuxinta kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in duqeyn halkaasi ka dhacay lagu dilay laba qof.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in baarlamaanka lagula kacay falal aan ku habooneyn sida in lagu amro inay damiyaan…
Kulanka shanaad ee Kaldhiga 5-aad ee Golaha Shacabka oo looga doodayo xaaladda amniga dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa goor dhaw…
Wasirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa raaligelin siiyay xildhibaan uu ku tilmaamay…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa ka hadlay xiisadii ka dhalatay dilkii askari ka tirsan ciidamada…
Shir ay isugu yimaadeen odayaasha Dhaqanka Beelaha Muqdisho qaarkood ayaa maanta gelinkii danbe ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo askari…
Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Milateriga dalka Suudaan ee talada dalkaasi la wareegay Gen. C/fataax Burhaan ayaa soo saaray bayaankiisii ugu…
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa aya sheegtay in magaalada Muqdisho afar qeybood…
Wararka laga helayo magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ayaa sheegaya in Agaamisimihii Nabadsugidda iyo Sirdoonka dalkaasi uu xilkii iska casilay.
