Browsing: Featured
Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in mooto Bajaajleyda loo qeylinayo ay Bambooyin…
Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku dagaalamay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa ku fidaya magaalada Muqdisho, kadib markii dadweyne iyo darawallo careysan ay xireen wadooyinka magaalada, isla markaana…
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka ka furmay kalfadhiga 5aad kullankiisii 4aad ee Golaha Shacabka, iyadoo ay soo xaadireen 144 xildhibaan.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku baaqay in xilka laga qaado taliyaha ciidamada Booliska G/Baaadir Saadaq Cumar xasan (John).
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa cambaareeyay dilkii uu sheegay in loo geysatay darawal Mooto Bajaaj iyo qofkii la…
Banaanbax aan lasoo abaabulin oo rabashado wata ayaa kasocada Isgoyska Howlwadaag ee u dhow Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegayaan in askari ka tirsan ciidamada dowaldda uu isgoyska Howlwadaag si bareer ahg ugu…
Madaxweynaha cusub ayaa loo dhaariyey Golaha Milateriga ee la wareegay talada dalka Suudaan, kadib marii uu 24 saac gudahood isku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in madaxweynihii cusbaa ee Suudaan oo ahaa madaxa Golaha sare ee Milateriga dalkaasi qabsaday…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Caawa Bam gacmeed lagu tuuray Maqaayad ku taalla magaalada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya. Ciidanka Booliska ayaa…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay oo ku beegneyd 11-ka April ka qeyb galay xuska maalinta ciidanka xoogga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dhaqaatiir u dhalatay dalka Cuba oo dabley lagu tuhunsan yahay Alshabaab ay kasoo afduubteen…
Afgembigii ka dhacay dalka Suudaan Khamiistii 11-ka April 2019 wuxuu soo gabagabeeyay xukuntii 30-ka sano soo jiray ee Madaxweyne Jeneraal…
Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa qaadacay ka qeyb galka shirka Amniga Qaranka ee madaxweyne Farmaajo…
Boqolaal ciidamo Soomaali ah oo loo tababarrayo kumaandoos ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdish, iyagoo ku sii jeeda dalka Turkiga.
Hooyo Soomaliyeed oo Fool ahayd ayaa maanta ku umushay agagaarka Isgoyska Al-Baraka, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay…
Ciidamada Milterigaa Suudaan ayaa ku dhawaaqay in xukunka dalkaasi ay la wareegeen, kadib afgembi saaka ka dhacay, iyadoo la xiray…
Booliska UK ayaa gacanta ku dhigay Aasaasaha shabadda xogaha dowladdaha ku caan baxday ee Wikileaks ninka lagu magacaabo Julian Assange…
