Browsing: Featured
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland ayaa sheegaya in xukun culus oo dil iyo bixinta Magdhow ah ku…
Munaasabada 59-guurada aasaaska Ciidamada Xoogga dalka oo ku beegnayd 12-ka April ayaa maalin lasoo hormariyey markii ay noqotay maalin Jimce…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa qoraal cabasho iyo eedeyn ah u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga…
War-murtiyeed ka kooban 17 qodob ayaa kasoo baxay shirka Baarlamaanada dowladda Federaalka iyo 4 maamul Goboleed oo ka dhacay magaalada…
La-taliyaha dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Mareykanka John Bolton ayaa maanta la kulmay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo socdaal shaqo ku jooga…
Ciidamo kumaandoos Soomaali ah oo tababar ku soo qaatay dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdigii la socday oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmaya La-taliyaha Madaxweynaha Mareykanka ee dhinaca amniga John Bolton, isagoo sidoo…
Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska ayaa ka badbaaday Qarax loo dhigay Gaarigiisa oo ahaa nooca NISSAN SURF xilli uu ku…
Qarax gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho oo ku jira howlgal amni, ayna xiran yihiin wadooyinka intooda badan.
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray shaqdii ka joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga,…
Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ) oo dhawaan dowladda Soomaaliya magacowday ayaa xilka…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray shaqo joojinta lagu sameeyay Hay’adda gargaarka degdegga ee Aamin Ambulance oo maamulkeeda ay…
Madaxda Hay’adda Aamin Ambulance Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aadam oo ku sugan dalka UK ayaa xaqiijiyey in Booliska magaalada Muqdisho…
Shirkii Guddiyada dastuurka dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa maanta lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hoggaamiyaha mid ka mida xisbiyada sida KMG ah loo diiwaangeliyay ayaa madaxda dowladda Soomaaiiya ku…
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Cali Gacal Casir ayaa sheegay in madaxda maamulka Puntland ay ka reebeen shirka…
Warbaahinta Soomaalida iyo baraha bulshada ayaa si weyn loogu baahiyey su’aalo la sheegay in la weydiin doono Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya…
Iyadoo dood weyn ay ka taagan tahay dhulka Mariinada ee ciidamada Badda Soomaaliyeed oo Senator Muuse Suudi Yalaxow, horena u…
Iyadoo si weyn loo hadal hayey shaqo joojin lagu sameeyay Hay’adda gargaarka degdegga ah ee AAMIN AMBULANCE oo ah tan…
