Browsing: Featured
Guddoomiyaha Gobolka Banadir C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa sheegay in wareegtadii ay kasoo saareen dhulka Mirinaayada ay sideeda u taagan tahay…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa booqday xarunta senator Muuse Suudi Yalaxow, isagoo qoraal dheer ka qoray xaaladda muranka ka taagan…
Aamin Ambulance oo ah hay’adda ugu weyn gargaarka degdegga ah ee magaalada Muqdisho ayaa lagu amray inay shaqada joojiso ilaa…
Wafdi ay hoggaamineyso Wasiiradda Gaashaandhigga dowladda Talyaaniga Elisabetta Trenta ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Qarax Miino ayaa maanta ka dhacay agagaarka suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu haleelay gaari shacab.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa u sharxan in dib loogu magacaabo wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya xilkaasi oo uu…
Ciidamada maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa kala eryay dadweyne isugu soo baxay soo dhaweyntaa Musharax sheegay inuu u taagan…
Maanta 7-da April 2019 waxaa magaalada Muqdisho iyo agagaarkeeda laga soo weriyey howlgallo iyo dhacdooyin amni, iyadoo uu weli socdo…
Waxaa muddooyinkii danbe si weyn loo faafiyey xiisad ka dhalatay wareegto ay Dowladda hoose ee Muqdisho kula wareegtay Dhul Dan…
Waxaa magaalada Garowe ka furmaya maalinta Berri ee Isniinta shirka Golayaasha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, iyadoo ay…
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay Shirka dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo ay ka qeyb galyaan xubno…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub, kuwasoo la buuxiyey xilalkooda kadib markii ay banneeyeen.
Wararaka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tisan ciidamada Booliska uu toogasho ku dilay qof shacab ah.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si jeesjees ah u weerarray haweeneyda asalkeedu yahay Soomaali ee ka mida Koongareeska Mareykanka xilli…
Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed ooa ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay inuu dacwad la tiigsanayo Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya oo…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo laga helay degaanka Ceelasha Biyaha, kaasoo laga soo…
Xildhibaannada Baarlamaankii 9aad ayaa u yeeray wasiirka Amniga ee dowladii Xasan Sheekh, kaasoo ahaa C/kariin Xuseen Guuleed, iyadoo loo soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cusmaan Saalix iyo Lataliyaha…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ayaa sheegay in xildhibaannada fowdada ka sameeyay fadhigii Baarlamaanka inay yihiin…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea Mudane Cismaan Saalix iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gabreb ayaa goor dhweyd soo gaaray…
