Browsing: Featured
Qaar ka mida xildhibannada Baarlamaanka ayaa bilaabay buuq iyo fowo hareysay fadhigii Baarlamaanka oo maanta balansanaa in looga doodo xaaladda…
Fadhigii Golaha Baarlamaanka ee loogad doodayo arrimaha Amniga ayaa goor dhoweyd ka furmay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho.
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku sii jeeda magaalada Washington ee dalka Mareykanka.
Kulanka xildhibaanada Golaha shacabka ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka furmo magaalada Muqdishi iyadoo maanta la sugayo inay Golaha…
Wararka laga helaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaafad ka tirsan degmada Kaaraan lagu arkay saaka Meydka haweeney halkaasi la…
Ciidamada Amniga ayaa shaaciyey in howlgal ay Ciidamada fuliyeen Jimcihii 5-ta April lagu soo qabtay nin Alshabaab u qaabilsanaa inuu…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo caawa ka socday magaalada Muqdisho ayaa soo gabagaboobay iyadoo looga hadlay xaaladda Amniga ee…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan gaara oo degdega isuu yeray xubnaha Golaha Wasiirada oo xilligan Caawa uu shirkoodu socdo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxa gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Su’aalo badan ayaa ka dhashay qarixii xalay ka dhacay afaafka hore ee Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye, iyadoo ay…
Gabar ka mida orodyahanadda Soomaalida oo ku guuleystay tartankii orodka gaaban ee Muqdisho maanta ka dhacay ayaa ku sigatay in…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay Tartanka Orodka gaaban ee Mini Marathon oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka G/Banaadir iyo Wasaaradda…
Booliska oo faahfaahiyey Qarixii Muqdisho [Warbaahinta oo laga joojiyey goobaha Qaraxyada xilliga..]
Ciidamada Amniga ayaa faahfaahin ka bixiyey qarixii caawa ka dhacay agagaarka Dugsiga Sare ee Booliska Muqdisho, nooca gaariga iyo qasaaraha…
Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida aqoonyahanadda Soomaalida, horena uga tirsanaa Guddiga Bankiga Dhexe ayaa sheegay in mas’uulka loo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari oo caawa fiidkii ka dhacay iridka Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye.
Qarax xoog leh oo laga maqlay inta badan caasimadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka Dugsiya Sare ee Booliska…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddoomiye cusub u magacawday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo muddo sanad ah guddoomiye loo raadineyay markii ay…
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Hya’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa amar ku soo rogay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka, iyadoo lagu amray inay…
Iyadoo howlgalkii Amniga ka socdo magaalada Muqdisho ayaa Taliska ciidamada Booliska wuxuu ka digay Gaari uu sheegay inuu miineysan yahay…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muddo 10 maalmood ah ku sugnaa Muqdisho ayaa Galabta dib ugu laabtay magaalada…
