Browsing: Featured
Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Soomaaliya iyo Kenya Axmed Ciise Cawad iyo Monica Juma ayaa wadahadal ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo…
Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka mida Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay isaga baxayaan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa xildhibaannada Golaha Shacabka u sheegay in maalinta Sabtida ee 6-da April laga doodi…
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii saddexaad maanta qarka u saaran inuu baaqdo, kadib markii laga dareemay inaysan xaadirin xildhibaano badan.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xafiiskiisa casho sharaf ugu sameeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)…
Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya kulankoodii labaad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooram…
Waxaa baraha bulshada maanta qabsaday dhacdo ay la kulantay haweeney Soomaaliyeed oo Booliska Muqdisho ay uga shakiyeen inay tahay Nin,…
Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Jen. Zakiya Xuseen Axmed oo warbixinta Amniga iyo howlgallada ka socda Muqdisho ka hadashay aya…
Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay doorasho kursi ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu dhowaan ka geeriyooday marxuum Cismaan…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay degaano cusub kala wareegeen dhaqdhaqaaqa Alsahbaab, kadib howgallo ay ka bilaabeen Gobolka Sh/Hoose.
Ciidammada Dowladda Somalia ayaa la sheegay inay degaanka Sabiib ee gobolka Shabeellada Hoose ku qabteen Gaari lagu diyaarinayey qaraxii ugu…
Fal naxdin leh ayaa ka dhacay tuulo ka tirsan degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/hoose, kadib markii nin hubeysan uu xalay…
Kulan la sheegay inuu ahaa kii afraad oo ay yeesheen Wasiirada Waxbarashada dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ka dhacay…
Xafladii furitaanka kalfadhiga shanaad ee Aqalka Sare ayaa maanta dib u dhac ku yimid kadib markii muddo saacad ka badan…
Qaar ka mida darawallada Mooto Bajaajta ayaa bannaanbax ka wada magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya dil loo geystay darawal ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay sababta madaxweyne Farmaajo uga baaqday xaflada furitaanka Aqalka Sare.
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa maanta toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj kadib markii uu muran dhex maray.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu jaha-wareer hareeyay xafladii furitaanka kalfadhiga Shanaad ee Aqalka Sare oo lagu wado…
Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo Is-miidaamiyihii fuliyey qaraxii weynaa ee lagu qaaday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay xilli danbe farriin u kala diray xildhibaannada, taasoo lagu sheegay inuu baaqday fadhigii Baarlamaanka…
