Browsing: Featured
Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada u xil saaray la socodka iyo kormeerka howlgalladda Amniga ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si weyn u dhaliiley…
MadaxweynahaPuntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto…
Mas’uul ka tirsanaa wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya oo lagu magacaabo C/llaahi Axmed Dool oyaa shaqadii laga eryay, isagoo ahaa Agaasimihii…
Madaxweynaha Soomaaliya waa taliyaha ugu sareeya ee ciidamada Qalabka sida, waana mas’uulka ay hoos tagaan dhamaan talisyada ciidamada milateriga ee…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa dil toogasho ah ku fulisay goob fagaare ah oo ku taalla degmada Kamsuuma ee gobolka Jubbada Hoose,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay magaalada Tunis ee…
Afhayeenka guud ee Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud (Sh. Cali Dheere) ayaa laga wareystay xaaladda amniga iyo sababta ay u…
Kulan degdeg ahaa oo ay yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo gabagaboobay iyadoo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali…
Waxaa caawa lagu dhawaaqay in howlgal culus uu ka bilowday magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo ciidamadu fulin doonaan dhaqdhaqaaqyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka howlgala gobolka Sh/Hoose uu isu dhiibay ciidamada dowladda.
Waxaa maanta isbaddel lagu sameeyay taliyeyaal sare oo ka tirsan hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo ay saameyn ku yeelatay…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku dhaartay inuu hoggaamin doono mooshinka lagu ridayo xukuumadda…
Dadweyne gaaraya tobaneeyo oo sheegay inay yihiin Qoysaska gacanta ku haya agoonta ciidamda Booliska ayaa maanta bannaanbax ka dhigay iridka…
Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Golaha Shacabka u gudbuyey Mooshin degdeg ah oo ku…
Kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta ayaa lagu dhawaaqay inuu baaqday.
Qaar ka mida xildhibaannada mucaaradka ah ayaa goor dhoweyd lagu arkay xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, iyagoo wata Boorar oo ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in is rasaaseyn dhex martay ciidamo ilaalo u ah TV-ga Universal ee magaalada Muqdisho…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay xalay qeybo qaaro ka mida Isgoysyada iyo…
Nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu xaaskiisa ku dilay dalka Mareykanka horaantii bishan Maarso 2019 ayaa lagu qabtay…
