Browsing: Featured
Dowladda Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay mowqifkeeda ku saabsan dhulka Buuraha Golan Heights ee Israa’iil heysato.
Daraasad AMISOM ku sameysay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa lagu sheegay tirada ciidamada dowladda iyo kuwa maamullada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho, siiba meel u dhow…
Dowladda Somaliya ayaa ka qeybgashay Shirka heerka Wasiir ee Afrikaan ee taageerrada Midowga Afrika ee hab siyaasadeedka Qaramada Midoobey ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay tegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada Jen. Gordon ayaa balanqaadkiisii ugu weynaa ee…
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa maanta tegaya Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas…
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay lacag mushaar ah u dirtay ciidamadii gadoodsanaa ee Gobolka Sh/Dhexe oo dhowaan kasoo baxay fariisimihii difaaca…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordon iyo Taliska…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay dil ka geysteen degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo tegay magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay wata ciidamo ilaalo u ah…
Diyaarad rakaab oo ku sii jeeday dalka Mareykanka ayaa degdeg loo dejiyay kadib markii halka diyaaradaha laga hago lagu arkay…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Muqdisho, iyadoo socdaalkiisu daba joogo safarkii Ra’iisal…
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay Xogta macdanta dalka ku jirta oo muhiimad gaar ah u leh Kheyraadka dabiiciga ee dalka,…
Ciidamada Milateri Soomaaliya ee difaaca uga jira degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa ku soo biiray ciidamada gadoodsan ee ka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku wareejiyay muwaadin Soomaaliyeed oo gurigiisa laga hestay muddo ka badan 20 sano.
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay janaaso lagu tukadaya meydka wasiir ku xigeenkii shaqada iyo shaqaalaha xukuumadda Soomalaiya Saqar…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ka digay weerarro hor…
Ciidamada gadoodsan ee Milateriga Soomaaliyam kuna sugan Gobolka Sh/Dhexe ayaa ku hanjabay inay galayaan magaalada Muqdisho, kadib markii uu dhammaaday…
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland C/raxmaan Guri Barwaaqo ayaa lagu soo eedeeyay Musuq iyo wax is daba marin, iyadoo looga yeeray…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa la soo taagay laba nin oo lagu eedeeyay inay ka…
