Browsing: Featured
Isbedelkii ugu weynaa oo mar qura dhaca ayaa lagu sameeyay Booliska Gobolka Banaadir, iyadoo xilalkii laga qaaday taliye qeyb, ku…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa xilalkii ka qaaday taliyaha qeybta Waliyow Cadde ee G/Banaadir iyo qaar ka mida taliyeyasha Booliska degmooyinka…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku dhintay wasiir ku xigeenkii Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya Saqar Ibraahim Cabdalla oo ka mid…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi iyo farriin u diray dadka Soomaaliyeed iyo eheladii ku geeriyooday weerarkii Alshabaab ee…
Ciidamada dowladda ayaa ku jira howlgal laguy badbaadinayo shaqaalaha Wasaaradad Shaqada iyo Shaqaalaha oo xaruntooda Muqdisho ay weerar ku galeen…
Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxyadii Muqdisho aya sheegaya in dabley hubeysan ay gudaha u galeen xarumo wasaaradeed oo ku yaalla…
Qarax xoog eh oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu weerarray xarun Wasaarad ka tirsan…
Ciidamada Amniga ayaa sheegay inay qabteen horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka tirsanaa qeybta amniyaadka ee qaabilsanaa khaarijinta.
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa mar kale ka hadlay ciidamada gadoodsan ee Gobolka Sh/Dhexe,…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa farriin adag u diray Ciidamaddii dhawaan kasoo baxay gobolada Shabeellooyinka ee ka gadooday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya ciidamo ka wada tirsan askarta dowlada Soomaliya uu dagaal hubeysan ku dhex maray…
Aas iyo Baroordiiq duco ah ayaa loo sameeyay dadkii jimcihii hore lagu xasuuqay laba masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch…
Wararkii ugu danbeeyay qarixii Gaari ee caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gar ahaan Igoyska KM 4 ayaa la sheegay inuu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga dowladda ay is rasaaseyn dhex martay Gaari hubeysan oo diiday inuu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga heleyaa qarax gaari oo caawa ka dhacay Isgoyska KM 4 ee Magaalada Muqdisho.
Mac-hadka Heritage ayaa warbixin daraasad ah kasoo saaray hoggaanka Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo labadii sano ee talada uu hayey, waxayna…
Guddi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow oo madaxweyne Farmaajo u diray xalinta gadoodka ciidamada milateriga ee ka soo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ee xilkiisa la isku heysto ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa Amarro siiyey ciidamada kasoo baxay furimaha, isagoo ka hadlay tira-koobka…
Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si kulul uga hadaly ciidamada gadoodsan ee milateriga Soomaaliya ee sheegay…
