Browsing: Featured
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ahlu suna ay magaaladaasi kusoo rogay amarro dhinaca amniga ah oo ka…
Sheekh Cali Maxamuud Xasab (Wajiis) oo la sheegay inuu yahay La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka ayaa ka…
Amniga Xarumaha Muhiimka ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo lagu kordhiyey ciidamo iyo feejignaan sare, waxaana…
Sida ay sheegayaan xog laga soo xigtay saraakiisha Amniga magaalada Muqdisho waxaa laga digay baabuur qaraxyo sida inay ku jiraan…
Afhayeenk ciidamada dalka Burundi ayaa shaaciyey in lix askari loog dilay weerar Alshabaab ku qaaday ciidamadaasi ku sugnaa duleedka degmada…
Iyadoo uu soo baxay qorshe dowladda Somalia ay ku dooneyso in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali u wareejiyo xabsi Guri, lagana…
Xildhibaan Cabdi Shire Cayaar-jecel ayaa weerar ku qaaday xukuumadda Soomaaliya isagoo ku eedeeay xil gudasho la’aan, wuxuuna soo jeediyey in…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ay xukun dil ah ku riday…
Xarakada Alshabaab ayaa shaacisay inay degaanadeeda ku qulqulayaan odayaasha dhaqanka Alshabaab ee soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyda,…
Hoggaaminaya Ahlu-suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa ka hor yimid ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo la geyn lahaa magaalada…
Guddigii Gurmadka ee Qarixii xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeeyay qeybtii hore ee gurmadka degdegga ahaa, waxayna soo saareen…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa maanta hortegay Guddiga Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, iyadoo su’aalo laga weydiiyey arrinta…
Waxaa magaalada Muqdisho weli ku xayiran ciidamo loo diyaariyey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la filayey in la…
Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya in Qalliin kale lagu sameyn doono guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan…
Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya inuu geeriyooday mid ka mida dhaawacyadii loo qaaday dalka Qatar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas;uul ka tirsan maamulka Gobolka banaadir uu maanta ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer,…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in madaxda Ahlu suna ay dalab adag hor dhigeen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan…
Ciidamo gadoodsan ayaa la wareegay Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, iyadoo amar ku bxiiyey inaysan wax diyaarad ah kasoo degi karin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa difaacay sababta uu u joojiyey cambaareynta qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho iyo tacsida loo…
Inkastoo war rasmi ah aanu kasoo bixin hay’adaha Amniga dowladda Soomaaliya oo ku saabsan qarixii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka…
