Browsing: Federaalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qaraarkii Golaha Shacabka ee 13 xubnood loogu ansixiyey inay ku…
Xildhibaanno gaaraya 72 oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Xeerka Metelaadda Gobolka Banaadir ee maanta la ansixiyey,…
Hoggaamiyaha Xisbiyada Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warka kasoo yeeray Guddiga Doorashooyinka Qaran ee dalka, isagoo sheegay…
Guddiga Doorashada Madaxda Bannaan ee Qaranka oo maanta ho tegay Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey in Doorashada dalka laga qabto a…
Iyadoo ay taagan tahay xaalad ka dhalatay dooda xildhibannada Baarlamaanka ka yeesheen metelaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare ayaa waxaa…
Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa Berri laga sugayaa inay hortagto Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hore u…
Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Itoobiya ayaa si aan hore loo arag u taageertay dhismaha biyo-xidheenka webkiga Nile-ka Itoobiya oo…
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si buuxda u taageertay go’aankii guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ee ku saabsanaa in wax…
Doowlada Soomaaliya ayaa sheegtay maraakiib gaaryesa 112 oo laga leeyahay Iran oo si sharci darro ah uga kalluumeysta Baddaha Soomaaliya.
Guddoomiyha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in xeerarka dhammeystirka Doorashada ee ay soo diyaariyeen Guddiga labada Aqal…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ka qeyb galay kulankii madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada shalay ku dhex maray…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa shirkadaha caalamiga ah uga dirtay inay iibsadaan xirmooyinka shidaalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shalay ka qeyb galay shir khadka internetka ku dhex maray madaxda Maamul Goboleedyada, iyadoo…
Taliyaha ciidamada xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa qiray inay jiraan ciidamo aan mushaar qaadan oo khalad farsamo ah…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, Madaxweynayaasha Maamul Goboleeyada Goboleedyada iyo Guddoomiyaha G/Banaadir ayaa maanta kulan ku yeeshay Khadka Internerka, iyadoo la…
Wareegto kasoo baxay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.
War kasoo baxay Xafiirka Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in Jaamacadda uu leeyahay Siyaasiga Proff. Cali Maxamed Geedi ee…
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka dowladda Soomaaliya ayaa maanta xirtay wadooyinka u dhow Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia, iyagoo ka…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dhowaan ku baaqay in shir ay isugu yimaadaan madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada,…
