Browsing: Federaalka
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Kenya u diray hambalyo ku saabsan inay ku guuleystay Kursiga aan joogtada…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey inay qabteen sarkaal ka mida amniyaadka Alshabaab oo ka hwolgala Magaalada Muqdisho iyo shabakad amni…
Dowladda Qatar ayaa bilowday dhexdhexaadin ay ka dhex wado Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam…
Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in Guddiyada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ay isla meel dhigeen qodobo cusub…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cadaadiskii ugu weynaa saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, kadib markii uu ku…
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday 16-kii June 2020 Odaygii Dilomaasiyiinta Soomaalida ee Ciise Maxamed Cali (Ciise Dheere) oo muddo dheer…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad ku…
Dhalinyarro boqolaal ah oo doonayey inay shaqo ka helaan Hay”adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa bannaanbax cabasho ah…
Dalalka Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay soo jeedinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee shalay 14-kii bishan uu ku dhawaaqay…
Ra’iisal wasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa saaka ka dhoofay magaalada Jabuuti, kadib markii uu shalay ka qeybgalay shirkii wadahadalka dowladda…
Ciidamo ay si qarsoodi ah dowladda Federaalka Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ayaa qaarkood dib ugu soo laabtay dalka.
Kulankii koowaad ee shirka wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Djibouti, iyadoo maanta uu ahaa furitaanka shirka…
Wadahadalkii madaxda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Qoraal kasoo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay faafisay Madaxtooyada ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha uu Aqoonsaday Madaxweynaha…
Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdish, iyagoo kusii…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa warkii ugu horeeyay kasoo saaray kulan magaalada Jabuuti ku dhex mari doona Madaxweynayaasha Somaliya…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay ‘Guddiga isku keenista madaxda dowladda federaalka iyo…
Shir muhiim ah oo noqon doona kii ugu weynaa ee arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa la filayaa inuu dhowaan ka…
Waxaa soo shaac baxaya qorshe in muddo ah la karinayey oo u ku saabsan midpw cusub oo dhex maraya Soomaaliya…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay dad cusub oo cudurka COVID-19 laga helay gudaha 24-kii saac ee ugu…
