Browsing: Federaalka
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa kordhisay mudadda hakadka la geliyey qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga oo 3 malmood oo hor…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirkii caadiag ahaa Golaha wasiirrada oo looga hadlay dhaqaalaha iyo…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Galmudug Axmed ee ay taageersan tahay dowladda Somalia Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa si weyn loogu oo dhoweeyay…
Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu guddoominayay madaxweynaha dib loo doortay ee muranka kataagan yahay doorashadiisa Axmed…
Guddiga KMG ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u magacaabay Diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qarank ayaa maanta gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda…
Qoraal kasoo baxay Madaxweynaha aysan aqoonsaneyn dowladda Federaalka ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku…
Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhaliilay xisbiyada siyaasadeed ee la diiwaangeliyey isagoo ku eedeeyay…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Caasimada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Casho sharaf u Sameyey Madaxweyniyasha Dowlada…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waraaqihii Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Mareykanka Danjire Cali…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa war kasoo saaray howlgal duqeyn ah oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, iyadoo war…
Shan xisbi oo ka mida xisbiyada siyaasadda KMG ah ee dalka ayaa qoraal ay soo saareen si weyn uga hor…
Safiirka Ruushka ee Soomaaliya Mikhail Golovanov ayaa kulamo kala gaara la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Ra’iisal…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa shaacisay in taliyah sirdoonka dalka Angola oo socdaal rasmi ah ku yimid…
Kadib markii xalay la soo gabagabeeyay shirkii dib u heshiisiinta Galmudug ayaa dowladda Soomaaliya waxaa soo wajahay xaalado cusub oo…
War-murtiyeedka laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug ee xalay uu magaalada Dhuusomareeb ku soo xiray Madaxweynaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulalaahi Deni ayaa si buuxda u taageeray dib u doorashadii Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, isagoo…
Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in Soomaalida inay mar danbe joojin doonto qof aad loo…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ee culeys kasoo wajahay howlgallada ka socda Gobolka Sh/Hoose…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliska ay gudaha u galeen xarun idaacadeed oo ku…
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax xoog leh lagu qaaday Kolonyo ka tirsan…
