Browsing: Federaalka
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliya ayaa shaacisay in Lix diblomaasi Soomaali ah ayaa u dhoofeen Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga si ay…
Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Doorashooyinkii Qaranka ayaa xilka laga qaaday, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Guddiga iyo shan…
Wixii ka danbeeyay markii dowladda Somalia ay dalkeeda ka ceyrisay Wakiilkii Q/Midoobay Noicholas Haysom, waxaa sii xumaaday xiriirka dalalka Midowga…
Kalfadhigii afraad ee aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lasoo xiray kadib qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka oo ka kooban…
Xubno isugu jirta aqoonyahanno, siyaasiyiin, saxafiyiin iyo ururada bulshada oo ka soo jeeda K/Galbeed Soomaaliya ayaa aasaasay koox culeys saar…
Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyey shirklii ugu horeeyay ee Golaha xukuumadda Puntland, iyadoo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrintii sababtay in xilka laga qaado guddoomiyihii xilka…
Madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa difaacay Golaha Iskaashiga ee ay leeyihiin maamul Goboleedyada, kaasoo loo sameeyay…
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo shir jaraa’id galabta ku qabtay xarunta madaxtooyada ee magaalada Garowe…
Maxaa dib loogu dhigay socdaalkii Madaxweyne Farmaajo ku tegi lahaa Afgooye..? [Warbixin Xasaasi ah]
Dib u dhacyo is dabajoog ah ayaa ku dhacay safar shaqo oo la filayey inuu madaxweynaha Soomaaliya ku tago degmada…
Urur goboleedka IGAD ayaa madaxda dowladda Soomaaliya ugu baaqday inay wadahadal ku dhammeeyaan khilaafka kala dhaxeeya maamul goboleedyada dalka.
Wafdigii Dowladda Somalia u dirtay Garowe oo la kulmay Madaxweynaha la doortay ee Puntland [Sawirro]
Wafdigii ka socday dowladda Soomaaliya ee magaalada Garowe tegay galabta, kadib markii xayiraadii laga qaaday ayaa la kulmay madaxweynaha cusub…
Guddoomiyaha xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka JDP Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciiid…
Golaha Wakiilada Puntland ayaa doortay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, kadib doorasho saddex wareeg ah oo ka dhacay magaalada Garowe.
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland ayaa loo doortay Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni), waxaana lagu dhaariyey xarunta Golaha Wakiilada Puntland, isla…
Wareegii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhoweyd soo gabagabowday, iyadoo ay ku loolameen laba musharax oo isugu soo…
Waxaa loo gudbay wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, iyadoo ay isugu soo hareen laba musharax.
Natiijada wareegga koowaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku tartamay 21 musharax, waxayna natiijadii noqotay in 9 musharax ay…
Madaxtooyada Somalia ayaa la sheegay inay taageereyso laba musharax oo kala duwan doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ee iminka ka socota…
