Browsing: Federaalka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay dowlad goboleedyada ay doorashooyinku ku soo fool…
Shirkii uu madaxweyne Farmajo ugu baaqay madaxda maamul Goboleeyada dalka oo lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ayaa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa jawaab culus ka bixiyey laba qodob oo ka mida shuruudihii ay madaxda…
Safiirka cusub ee Soomaliya u fadhin doona dalka Qatar C/risaaq Faarax Cali waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey amiirka dalkaasi Sheekh Tamim…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu lacag ka badan Rubuc Milyan Doolar ka helay dowladda…
Golaha Aqalka Sare ee Baaralmaanka Soomaaliya ayaa wafdigii ugu horeeyay ee xal raadin ah u diray maamhlka Puntland, kaasoo ka…
Siyaasiga reer Kenya ee Hoggaamiyihii hore ee Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya Faraax Macallin ayaa si weyn u weerarray madaxda dowlad Goboleedyada…
Wararka laga haleyo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo maanta shir halkaasi ku…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday shan dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyay inay…
Go’aan kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay liiska wufuud loo kala dirayo xarumaha maamul goboleeyada…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada mucaaradka ku ah madaxda dowladda Somalia ayaa ka hor yimid shruduudo ah…
Golaha Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Iskaashiga Dowlad goboleedyada ayaa shuruudo ku xiray Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee loogu…
Wargayska The Guardian ayaa qoray Warbixin uu kaga hadlayo ciidamo Maraykan iyo Soomali isugu jiray oo u dhacay guriga madaxweynihii…
Ka hor inta aanu dhamaystirin xilkiisa oo ah madaxa ugu sareeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating ayaa xoogaa waqti…
Warbixin uu dhaqaalaha Soomaaliya kasoo saaray Bankiga Aadduunka ayaa looga hadlay Xaaladda Dhaqaalaha Soomaaliya, isagoo ka hadlay halista ay leedahay…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka digay in khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Xoghayaha gud ee Q/Midoobay ayaa si rasmi ah u magacaabay wakiil cusub oo yu qaabilsan Somalia, kadib uu dhammaaday xilligii…
Madaxweynaha maamulka Soomalida ee dalka Itoobiya SOMALI STATE ayaa maanta magaalada Adis ababa kula kulmaya madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb…
Ciidammada milateriga ee 14-ka Oktoobaroo fadhigoodu yahay magaalada Marko ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegay inay xalay dileen horjooge ka tirsan…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta hoygiisa magaalda Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
