Browsing: Federaalka
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray si weyn ugu eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa hakiyey mashruuc ku saabsan horumairnta dadka reer guuraaga ah oo uu ka waday Soomaaliya kadib markii…
Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa jawaab culus ka bixiyey eedeymihii ay u soo jeediyeen madaxda Maamul Goboleedyada ee…
Waxaa la adkeeyay amnga xarumaha degmooyinka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho kadib markii muddo 8 maalmood gudahood ah la qarxiyey…
Xisbiga Kulan oo ka mida xisbiyada dalka ka jira ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in si khaldan magaciisa…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA Jen. Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa saaka in muddo ah lagu xayiray Garoonka…
TOOS U DAAWO: Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ee furitaanka Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka HOOS KA DAAWO https://www.facebook.com/universalsomalitv/videos/241913719770889/
Golaha Iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada dalka ayaa qaadacay ka qeybgalka shirka Amniga Qaran ee uu dhowaan ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, isagoo faahfaahin ka bixiyey…
Isbaheysiga mucaaradka ee Kutalada xildhibananada Baarlamaanka madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Horusocod iyo xisbiyada KMG ah ee Daljir, Wadajir, Kulan…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo saaray amar ku socda wasiirada iyo xubnaha maamulkiisa oo ku saabsan…
Taliye ku-xigeenkii hore ee Nabadsugida Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa Dacwad culus ku soo oogay Agaasimaha Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka e…
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa si kulul u eedeeyay madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya iyo war-murtiyeedkii ay…
Madaxweyne ku xigeennada Puntland iyo Galmudug oo ka hor yimid Go’aanadii Shirkii Kismaayo [Akhriso]
Laba ka mida madaxweyne ku xigeenada Maamul Goboleedyada dalka ayaa ka hor yimid go’aanadii ka soo baxay shirkii madaxda maamul…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah degdeg ah ugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedyada dalka, kadib…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo magacaabay Gudoomiyeyaasha maxkamadaha G/Banaadir [Akhiso Magacyada]
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad ee gobolka…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee ku kacsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Go’aannada iyo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dadlka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa farriimo is daba joog ah ku qoray baraha bulshada, isagoo adeegsaday…
Shirkii madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya uga socday magaalada Kismaayo 4-8 bishan September ayaa laga soo saaray war-murtiyeed aad u dheer…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxda maamul Goboleedyada dalka ee ku shirsanaa magaalada Kismaayo ay xiriirka u jareen…
