Browsing: Federaalka
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay dib u dhigtay socdaal uu doonayey C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax inuu ku maro magaalooyinka Nairobi,…
Barnaamijka dabagalka ee VOA-da ayaa soo bandhigay Hub isugu jira Qoryo iyo Bistoolado oo taliyaha Gobolka Banadir ee NISA uu…
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhowaan…
Dowladda Qatar ayaa ku soo biireysa loolanka loogu jiro dekadaha Soomaaliya, iyadoo maanta lagu wado inay magaalada Muqdisho soo gaaraan…
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame oo ka mida mucaaradka ugu weyn ee ka horjeeda dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jira inuu ka…
C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa ka hadlay qaabkii loo sii daayey, ciddii ka danbeysay xiritaankiisa iyo in Itoobiya loo gacan …
Waxaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho madaxda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, kadib…
Xayiraddii saarnayd xoolahii loo dhoofin jiray dalka Sucuudiga ayaa la qaaday kaddib markii mas’uuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya ay kulan…
Dowladda Ingiriska ayaa Qalab culus ugu deeqday Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya, iyadoo danjiraha UK u fadhiya Somaliya David…
Cabdikarim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo markii ugu horeysay ka hadlay sii deyntiisa, wuxuuna hadal ka jeediyay isagoo ku sugan goob…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq u diray Maamulka Somaliland, isagoo ku dhawaaqay in dib loo bilaabayo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin hambalyo ah oo ku saabsan munaasabadda xoriyadda 1-da Luulyo u soo diray dhiggiisa madaxweynaha…
Waxaa Garoonka Banadir ee Koonis Stadium ka socota munaasbad lagu xusayo maalinta Xoriyadda ee 1-da Luulyo oo kulmisay xoriyadii Gobollada…
Kulankii ee Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada oo ka dhacay magaalada Muqdisho 29-30 Juun 2018 ayaa maanta…
safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya magaalada Muqdisho Jamaaludiin Mustafa Cumar ayaa faahfaahin ka bixiyey sii-deynta Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi- Dhagax)…
Waxaa hareeyay baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto dood ku saabsan cidda ka danbeyay sii deynta sarkaalkii ONLF ee dowladda…
Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbidhagax) oo muddo sannad ku dhow ku jiray gacanta dawladda Itoobiya ayaa maanta si rasmi ah xorriyaddiisa…
Wararka laga helayo Magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in la sii daayey oo xoriyadiisii uu dib u helay sarkaalkii ONLF…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa markii ugu horeysay wafdi u dirtay Odayaasha Beelaha Gobolka Bari iyadoo xiriir siyaasadeed kala sameyneyso danaha…
Sarkaal Alshabab u qaabilsanaa Zakooyinka oo isu dhiibay ciidamada dowladda ayaa lagu soo bandhigay agagaarka duleedka Kismaayo ee Baarsanguuni.
