Browsing: Federaalka
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay xubnihii ka bannaanaa xukuumadiisaoo isugu jira wasiiro, wasiir ku xigeeno iyo wasaiiru dowleyaal.
Duufaan cusub oo wadata Roob iyo dabeylo ayaa la sheegay inay ku soo fool leedahay degaanada xeebaha Puntland ee dalka…
Duufaan halis ah oo wadata daadad iyo dabaylo xoogan oo ku dhufatay qeybo ka mid ah geeska Afrika ayaa sabbatay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay La-taliye sare oo u qaabilsan dhinaca siyaasadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Wasiirada Wasaaradaha hawlaha guud ee Maamul Goboledyada, marka laga reebo K/Galbeed ayaa…
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa soo saaray baaq wadajir ah oo ku saabsan codsi taageero degdeg ah oo lagu…
Qasaaraha ay geysteen Roobab mahiigaan ah oo qaarkood dabeylo iyo daadad wateen ayaa sii kordhay kadib markii ay ku dhufteen…
Amiirka Alshabaab Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeyda ayaa farriin cusub soo duubay bisha Ramadaan sida ay baahisay qeybta Warbaahinta Xarakada ee Mu’asasada…
Haweeneyda Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ayaa qarxisay war ku saabsan inuu wadahadal meel fiican maraya u dhaxeeyo dowladda Kenya iyo…
Xeebaha Waqooyiga Soomaaliya ee ku teedsan Badda Cas ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhufato Duuafaan wadata dabeylo iyo roobab,…
Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada oo si weyn loogu Eedeeyay Dowladda Federaalka Somaliya [Akhriso]
Shirkii Madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa si weyn loogu dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaabka ay ula dhaqanto dowlad Gobooleedyada.
Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee magaalada Baydhaba ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gabagabeeyo, iyadoo laga soo saarayo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku joogay dalka Qatar ayaa sii dheereystay socdaalkiisa oo markii hore la sheegay…
Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saartay dagaalka Dhex maraya maamullada Somaliland iyo Puntland, iyadoo ku baaqday in si deg deg…
Shirka Golaha Iskaashiga Maamul Gobaleedyada Soomaaliya ayaa weli ka socda Magaalada Baydhabo, iyadoo waqti dheeraad ah lagu daray, isla markaana…
Shirweynihii Qaran ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Shirkii Muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd la soo…
Telefishanka dalka Qatar ee Aljazeera ayaa warbixin ka diyaariyey socdaalka rasmiga ah ee Madaxweyne Farmaajo ku joogo dalka Qatar iyo…
Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee booqashada rasmiga ah ku jooga dalka Qatar ayaa waxaa ka mida laba wasiir oo haween ah…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la…
