Browsing: Federaalka
War degdeg oo goor dhoweyd caawa kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay war ku saabsan warar la…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si weyn u qorsheysay fadhigii la qorsheeyay inuu dhaco maanta oo Sabti ahayd 31 March 2018, kaasoo…
Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta wasaaradda Arrimaha Dibadda kula…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin u soo diray xildhibaannada iyo madaxda dowladda federaalka Soomaaliya ee khilaafka…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay xaaladda kacsan ee ka dhex jirta Baarlamaanka…
War saxaafadeed maanta kasoo baxay xildhibaanada mooshinka ka keenay gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in…
Ururrada Bulshada Rayidka oo Dalbaday in la joojiyo fadhiyada is-khilaafsan Baarlamaanka & waanwaan…
Dallada Bulshada Rayidka ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA waxa ay ka walaacsan tahay khilaafka siyaasadeed ka dhex jira…
Xildibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee sida weyn u taageersan Guddoomiyeaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaannada wada mooshinka guddoomiye Jawaari ee taageersan Xukuumadda ay maanta qabanayaan shir…
Akhriso Go’aanka ay soo saareen Guddiga Xildhibaanada ee la baxay Badbaadada Golaha Shacabka oo ku dhawaaqay inuu burburay Mooshinkii laga…
Guddi Aqalka sare u saaray xal u helista khilaafka ka dhashay mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey inay burburtay waanwaantii…
In ku dhow 100 xildhibaan oo caawa ku shiray xarunta Villa Hargeysa ayaa shaaciyey inuu burburay Mooshinkii laga keenay Guddoomiyaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa u digtay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo madaxdiisa oo ay ku eedeysay inay faraha ku jiraan…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta u gudbisay Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay.
Shirkii Golaha Amniga Qaran ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada ee lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada…
Golaha amaanka ee QM ayaa muddo kale u kordhiyey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, iyadoo uu sii shaqeyn doono…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ku saabsan saldhig milateri oo Imaaraadku ka dhisayo magaalada Berbera…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa laga joojiyey inay baahiso wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo guddoomiye ku xigeenka koowaad C/weli…
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmayaa saraakiishii Dhalinyarada ah ee dhowaan loo dhiibay…
Nuuraddiin Yuusuf Xaaji oo xilligan ah taliye xigeenka Nabad Sugidda Kenya ayaa shaaciyey ujeedka ay dowladda Kenya u dhistay maamulka…
