Browsing: Federaalka
Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa shaacisay arrimihii ay kala hadashay safiirka dalka Imaaraadka carabta oo shalay looga yeeray xarunta…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka ka taagan Derbiga Kenya ka dhiseyso Xuduudka Kenya.
Urur Goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyeya xaaladda siyaasadeed iyo khilaafka ka dhashay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed…
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya ayaa soo rogay shatiyo laga doonayo inay qaataan Ganacsiyo uu sheegay inaysan heysan wax…
Dood ku saabsan War ay Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee dowladdu maamusho ka faafisay madaxweynaha Soomaaliya oo ku saabsan Derbiga ay…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa Baarlamaanka Soomaaliya u kala qeybiyay laba kooxood, taasoo ka danbeysay…
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa ugu danbeyn u halday dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay hakisay dhismaha Derbigii Kenya…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuudayaa war kasoo saaray xaaladda ka taagan xuduudka…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur oo ka hadlay xaaladda ka soo cusboonaatay Gobolka Gedo iyo Derbiga Kenya ka dhiseyso xuduudka oo dadka…
Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey in magaalo ka tirsan Gobolka Bakool oo gudaha ugu jirta Sooomaaliya…
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka ku ridday saddex qof oo lagu eedeeyay in qaraxyo lagu soo…
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud loo diiday dal-ku-galka Mareykanka (Visa),…
Kulan xasaasi ah ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka ka taagan xuduudka Kenya iyo Soomaaliya iyo xaaladda ka jirta…
War ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa inay in guddoomiyeyaashii gobollada Bay iyo Gedo ee kooxda Alshabaab ay…
Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa looga hadlay arrimo kala duwan…
Wararka laga helayo xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Mareykanka ay mowqif cad ka qaadatay Mooshinka laga keenay…
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in hoggaamiyeyashii Alshabaab ee Gobollada Bay iyo Gedo ay isu dhiibeen dowladda.
Kigali, March 21, 2018 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ka qeybgalay Shir madaxeedka…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay qoraal talo soo jeedin ahaa oo uu dhowaan diray…
