Browsing: Federaalka
Xildghibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo hormuud u ah Madal xildhibaanno la baxay Horusocod oo kala tegay, ahaana kuwii ugu horeeyay…
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod ayaa ka hadlay isku dhac ciidamada dowladda dhexdooda dhex maray oo maanta…
Guddiga Aqalka Sare uu u saaray xallinta khilaafaadka xubnaha Aqalka Hoose, ayaa maanta shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen…
Amiirka dalka Qatar ayaa Safiir u soo magacaabay Soomaaliya, kaasoo dalkaasi uga wakiil noqon doona Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shir jaraa’id oo u galabta ku qabtay Magaalada Muqdisho uga jawaabay…
Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo u qaabilsanaa sameynta miinooyinka iyo qaraxyada waaweyn ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo Xafiiska Q/Midoobay ayaa sheegaya in inta badan wakiilada Beesha Caalamka ay ka horjeesteen mooshinka laga keenay Gudoomiyaha…
24-kii saac ee ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday dadaallo lagu doonayo in xal loogu helo xiisadda ka dhalatay…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddi u saaray xaaladda ka taagan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib xiisadda…
Xildhibaanada wada mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa u diray baaq ah inuu xilka iska …
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay caddeysay mowqifkeeda rasmiga ah ee heshiiska dekadda Berbera oo ay dhowaan ku biirtay heshiis…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo todobaadkan xafiis iyo hoyba ka dhigtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa wada dib u habeyntii…
Xildhibaanada Aqalka sare oo si weyn isugu khilaafsan ansixinta xeerkii dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World ayaa laga cabsi qabaa…
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka wadahadleen muranka ka taagan heshiiska…
Dowladda Soomaaliya ayaa beesha caalamka u gudbisay qorshe ay Ciidamada dalka ay AMISOM ugala wareegayaan amniga dalka.
Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa canshuurta iibka gaarsiiyey Maamul Goboleedyada dalka.
Loolankii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dalalka saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya ayaa gabogabo ku dhow, kadib markii dowladda Soomaaliya ay…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay khudbadii uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furitaanka kalfadhiga saddexaad ee baarlamaanka…
Dalladaha ururrada bulshada ee Koonfurta Soomaaliya iyo Puntland ee SOSCENSA & PUNSA ayaa war wadajir ah kasoo saaray khilaafka ka…
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan Teknolojiyada, gaar ahaan sameynta Kaararka aqoonsiga ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed.
