Browsing: Federaalka
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka mid noqday siyaasiyiinta difaacay madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay in dad…
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay…
Jaamacadda Carabta ayaa Qaraar ka kooban 19 Qodob oo lagu taageerayo Soomaaliya kasoo saartay shirkii wasiirada arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ku saabsan heshiiska dekadda Berbera ka reebtay dowladaha ku lugta leh ee Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) uu safar qarsoodi ah ku joogo dalka…
Dowladda Soomaaliya ayaa ashtako rasmi ah ka gudbisay heshiiska dekadda Berbera ee dhowaan lagu biiriyey dowladda Itoobiya.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya oo ay kalsoonida kala laabteen Guddiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa jawaab…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay arrinta muranka ka taagan yahay ee heshiiska dekadda Berbera oo dhowaan lagu daray…
Dowladda Maraykanka ayaa dhowaan liiska argagixisada ku dartay hoggamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ka howlgasha Gobolka Bari…
Waxaa mar kale laga digay macaluul baahsan oo Soomaaliya ka dilaacda, sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay hay’adda Qaxootiga…
Madaxweynihii hore ee Galmudug, soona noqday Wasiir ka tirsan xukuumadii hore ee Soomaaliya ayaa soo jeediyey in dowladda Soomaaliya ay…
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee uu tababaray Turkiga ayaa loo dhaariyay Difaaca Dalka, iyadoo Kitaab quraan ah lagu dhaariyey saldhigga…
Kooxda Alshabab ayaa dhowaan baahisay filim ay ka diyaarisay hoggaamiyeyaasha kooxdaasi ee lagu dilay gudaha Soomaaliya.
Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay mowqifka dowlada Federaalka Soomaaliya ka qaadatay heshiiska ay Itoobiya ku biiray mashruuca dekadda Berbera…
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Madaxda Dalalka Ciidamad ka joogaan Soomaaliya ee AMISOM iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar xoog leh oo Alshabaab maanta ku qaadeen Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo…
Shirkii Dalalka Ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee ka mida AMISOM ayaa ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda iyadoo ay…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay War cad oo ku saabsan heshiiska dekedda Berbera ee dalka Imaaraadka ku dhex maray Shirkadda…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku dhaqaaqday tallaabadii ugu weyneyd ee ay ku faragelineyso Qaranimada Soomaaliya kadib markii heshiis lagu muransanaa…
Heshiis saddex geesood ah oo ay wadagaleen shirkadda dekedaha ee DP World, Somaliland iyo Itoobiya; ayaa dowladda Itoobiya la shaaciyay…
