Browsing: Federaalka
Wasaaradda Soomaaliya Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Qorshe lagu sugaayo amniga dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay go’aanka uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israel.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka oo xalay lagu qabtay…
Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna ayaa Galabta xarunta Madaxtooyada ku saxiixday Heshiis ka kooban 14-Qodob. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf…
Xaflad ay heshiis awood qeybsi ah ku saxiixeen Galmudug iyo Ahlu suna ayaa goor dhoweyd lagu saxiixay magaalada xarunta Madaxtooyada…
Iyadoo uu magaalada Muqdisho ka socday ololaha saxiixa mooshin lagu doonayo in xilka looga qaado madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka…
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna oo dhowaan heshiis ku gaaray dalka Jabuuti, kaasoo ay qabanqaabisay IGAD ayaa maanta heshiis guud…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa mar kale ku baaqay in Gobolka Banaadir uu yeesho…
Dowladda Qatar ayaa go’aan geesinimo leh oo ay ku taageereyso dowladda Soomalaaya ku soo bandhigtay shirkii Amniga Soomaaliya ee Muqdisho…
Gabagabadii shirkii caalamiga ahaa ee “Somalia Partnership Forum” oo magaalada Muqdisho ka dhacay ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban…
Shirkii dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee Amniga Soomaaliya oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor…
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya lacag dhan 300 Milyan oo Doolar.
Waxaa magaalada Muqdisho maalintii Labaad ka soconaya wejigii 2-aad shirkii London ee arrimaha Soomaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan…
Laba ka mida Madaxweynaha maamul goboleedyada dalka ayaa isku khilaafsan mustaqbalka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala.
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun ku riday rag lagu soo eedeeyay in ay ka tirsan Yihiin…
Waxaa maanta Muqdisho ka dhacay shirkii dabafalka shirka London, kaasoo uu furay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo ka mida hoggaamiyeyaasha kooxdii Alshabaab, dhowaanna isu dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa diiday in…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo saaray shirka dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee maanta Muqdisho…
