Browsing: Federaalka
Khubaro arimaha hubinta dukumentiyada u qaabilsan dalka Norwey ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho si ay u arkaan habka qaadashada Baasaboorka…
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in xiriir ganacsi uu ka dhaxeeyay kooxda Alshabaab iyo ciidamada AMISOM ee ka howlgala Koonfurta…
Waxaa Magaalada Adis Ababa ee alka Itoobiyaka furmay shir la sheegay in looga hadlayo arrimaha federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku sugan xarunta Wasaaradda Gaashaadhigga ee magaalada Muqdisho oo shir degdeg uu kula leeyahay…
AMISOM ayaa beenisay inay ciidamo Itoobiyaan ah oo cusub ay soo galeen Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay waxba kama jiraan.
AMISOM ayaa ku dhawaaqday inay bilowday ka bixitaanka Soomaaliya oo aakhirka sanadkan ay ciidamada AMISOM kala baxeyso Soomaaliya 1000 askari.
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta xukuumada Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo shir la sheegay in horraanta sanadka soo socda…
Saraakiisha sare ee Midowga Afrika iyo AMISOM ayaa si cad u sheegay inaysan ciidamada AMISOM diyaar u ahayn xilligan dagaal…
Itoobiya ayaa la filayaa inay markii ugu horeysay qabato hoggaanka ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, iyadoo uu u hirgelayo…
Guddiga Difaaca Baarlamaanka ayaa maanta xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyaha ciidamada xoogga dalka.
Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada u socday muddo 8 maalmood…
Shirkii madaxda dowadada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo heshiis laga…
Taliska ciidamada AMISOM, ayaa sheeegay inay qaadayaan tallaabooyin dib u habeynayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Kullanka, ayaa socday muddo shan maalmood ah 31dii Oktoober ilaa 04tii November, 2017.
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul Goboleedayda ayaa go’aan mideysan u gudbiyay AMISOM, kaasoo dalalka ciidamadooda ka mid yihiin AMISOM…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda ololeyaal looga horjeedo hoggaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wadaan siyaasiyiin iyo xubno ku xiran…
Dowladda Mareykanka ayaa beenisay warar maalmihii u dambeeyay ay baahinayeen qaar badan oo ka mid ah warbaahinta Soomaalida iyo wargeyso…
Mid ka mida musharixiinta xilka Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan ciidamo Qaran oo Soomaaliya yeelato.
Qodob Xasaasi ah oo keenay inuu dib u dhaco Shirkii Madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada [Akhriso]
Iyadoo shirkii Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Gobaleedyada uu weli ka socdo magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin…
