Browsing: Federaalka
Shir looga hadlayo dhismaha ciidamo Boolis ah oo gaaraya 32,000 oo isku dhaf ah kuwaasoo kala wareega amniga dalka marka…
Xildhibaanada shacabka ayaa kulankooduu maanta uu ka furmay xaruntooda Muqdisho ayaa bilaabay ka doodista kiiska C/kariin Qalbi dhagax.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay tegay xarunta Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Liis 10 sano jirsaday oo ay ku qoran yihiin shaqsiyaad dil ugu xukuman kooxda Alshabaab ayaa dhowaan la helay.
Beesha Absame ayaa shuruud adag ku xirtay qorshe lagu doonayay in looga qanciyo arrinta sarkaalkii ONLF C/kariin Sheekh Muuse Qalbi…
War saxaafadeed uu soo saaray taliska ciidamda Mareykanka ee Africa (AFRICOM) maanta ayaa lagu sheegey in iyadoo iskaashi lala yeelanayo…
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa kulan ay maanta yeesheen ku go’aamiyay in kiiska C/kariin Qalbi dhagax doodiis laga furo…
Ururka ONLF ee dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa si weyn uga soo horjeestay go’aankii ay dowladda Somalia shalay ku…
Xildhibaanadii ugu horeeyay ee ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa taageeray go’ankii murakna badan dhaliyay ee xukuumadda Soomaaliya Itoobiya ugu gacan…
Weerar ay geysatay diyaarad Drone ah oo uu Mareykanku leeyahay oo ka dhacay meel ka mid ah gobolka Bay ayaa…
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooday Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si dhow…
XOG: Dowladda Soomaaliya oo Go’aan adag oo lama filaan ah ka qaadatay Arrinta Qalbi-dhagax [Akhriso]
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay go’aan adag oo lama filaan ah ka…
Kadib markii madaxweynaha Is-maamulka Soomaalida Itoobiya uu ka hadlay kiiska C/kariin Qalbi dhagax, ayaa waxaa ka daba qaataay madaxweynihii hore…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya shir degdeg ah, iyadoo lagu wado inay go’aan cad kasoo saaraan kiiska Sarkaalka…
Dowladda Emirate-ka ayaa xoojineysa cadaadiska saaran madaxweynaha Somali Maxamed C/laahi Farmaajo iyadoo illo wareedyo rasmi ah ay sheegayaan inay Imaaraadka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kana mid ahaa musharixiintii xilka madaxweynaha ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa shaqo joojin ku sameeyay garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir.
Qorshe la doonayay in maamulka hawada Soomaaliya lagu wareejiyo dalal shisheeye ayaa dib u soo noolaaday xilli la hadal hayay…
Xaaska iyo gabar uu dhalay sarkaalka ONLF ee loo gacan geliyay Itoobiya C/kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax, iyagoo baaqyo kala…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa difaacay dowladda Soomaaliya isagoo ka hadlay Kiiska dowlada Soomaaliya ay C/kariin Sheekh Qalbi Dhagax ugu…
