Browsing: Federaalka
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa codkiisa ku biiriyay aragtidiisa kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ee sida weyn u kiciyay kacdoonka…
Ururka ONLF ayaa ku celceliyay in madax iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya ay mas’uul ka yihiin in sarkaal ka…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo kicisay qaar odayaasha dhaqanka ee taageersan si ay uga difaacaan ololaha weyn iyo kacdoonka shacabka ee…
Siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macalin Dawaarre ayaa mar kale ka hadlay xaalada ka dhalatay kiiskii Itoobiya loogu gacan geliyay…
Afhayeenka Jabhadda Xoreynta Ogaadeenia ee ONLF Cabdiqadir Shekh Xasan Hirmooge (Cadaani) ayaa shaaciyay goobta uu hadda ku sugan yahay C/kariin Sheekh…
Siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macalin Dawaare ayaa sheegay inuu ku khaldamay qiimeynta madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya oo Codsi taageero Milateri & Ciidan u dirtay Mareykanka [AMISOM oo la dhaliilay]
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dowladda Mareykanka ka…
Amiirka kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inuu farriin u soo diray dadka Soomaaliyeed, isagoo ku soo beegay munaasbadda Ciidul Adxaa.
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si buuxda isugu raacay in la kordhiyo muddada hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ilaa…
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Itoobiya.
Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo…
Taliyaha ciidamada NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhabarka u ritay kiiska sarkaal ka tirsan ONLF oo dowladda Soomaaliya ay…
Jabhadda ONLF ee xoreynta Ogaadeeniya ayaa War Cad kasoo saartay sarkaal ka tirsanaa oo dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya.
Dowladda Mareykanka ayaa ka digtay in xilliga dhow aysan fiiceyn in AMISOM ka baxdo Soomaaliya, taas haddii ay dhacdana ka…
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Dowladda Sooomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa Xaflad duco iyo xusuus ah maanta ugu qabatay Royal Palace Hotel ee Magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa Itoobiya u gacan gelisay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka xoreynta Ogaadeeniya [Soomaali Galbeed ]ee ONLF.
Dood iyo muran badan ayaa ka taagan lacagaha faraha badan ee laga qaado xujeyda Soomaalida, taasoo ka mida kuwa ugu…
Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaallo ay dib u habeyn ugu sameynayso Jaamacaddaha tirada badan ee ka jira dalka, gaar…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay saldhigga Milatari ee dowladda Turkiga ka furaneyso magaalada Muqdisho sida ay qortay saxaafadda Turkiga.
