Browsing: Federaalka
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in xilliga ay la wareegeyso si rasmi ah maamulka hawada.
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay kulan casho ah waxaa uu la qaatay qaar ka mid…
Xeer ilaalinta Ciidamada qalabka sida ayaa amar ku bixisay in la aaso dadkii dhowaan ku dhintay degaanka Bariirre ee Gobolka…
Ehaladii dadkii lagu dilay weerarkii Bariire ee waaberigii Jimcaha ka dhacay Gobolka Shabeelada Hoose ayaa diiday inay aasaan meydadka.
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa wax kasoo saartay Garsuge-nimada Maxbuuska, waxaana maxkamaddu ay sheegtay in garsuguhu maxkamad la’aan aanu xirnaan…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Caawa ay…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Maamulka Internet-ka Haya’adaha Dwoladda oo…
Taliyaha ciidamada dowladda Somalia Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen ciidamada Somalia meel u dhow Bariire…
Ma aha oo kaliya Sheekh caalim ah oo ka mida culimada waaweyn ee dalka iyo inuu adag uga hor yimid…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo kaga qeybgalaya Shirweynahaasi ayaa khudbad ka jeediayay halkaasi.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka magaalada Muqdisho uga digtay inay ka fogaadaan Xeebaha magaalada Muqdisho xilliyadan oo Baddu kacsan tahay.
Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dhowaan xilka laga qaaday Yaxye Cali Ibraahim ayaa lagu eedeeyay inuu faragelin iyo…
Wafdi uu hogaaminayo Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Jeffrey Feltman ataa goor dhoweyd maanta tegay magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa lagu arkay fagaarayaasha siyaasadda isagoo dib ugu soo laabtay.
Mareegta wakiil ayaa baahisay baaritaan ku saabsan xildhibaanada ay Soomaaliya leedahay
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Mukhtar Mahad Daud oo uu wehliyo Amb. Hamoud Samaran Al Jowhary…
Jenenaraal Maxamad Nuur Galaal oo waanwaan ka dhex waday maamulada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa shaaciyay qodobo ay isla garteen…
Jenenaraal Maxamad Nuur Galaal oo ka mida saraakiishii hore ee ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyay qorshe lagu mideynayo maamulada Galmudug…
Ciidamo ka socda dalka Turkiga ayaa tegay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, iyagoo qeyb ka ah saldhiga weyn ee Turkigu…
Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo federaalka ayaa markii ugu horeysay si toos ah u faragelinaya muran ka taagan xuduuda…
