Browsing: Federaalka
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday wasiirkii hore ee…
Hay’adda Xuquuuqul Insaanka ee Human right Watch ayaa ku baaqay in dowladda Federaalka ay baarto dembiyadii uu galay hogaamiyihii hore…
Saddex magafe oo dadka Soomaalida ah si muqalasnimo ah ugu tahriibin jiray dalalka Uganda, Labada Suudaan iyo Libya, lacagna ka…
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay muddo 5 sano ka hor ah Alshabaab.
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa uu danbeyn loo soo bandhigay saxaafadda isagoo goor dhoweyd kula hadlay Royal Plaza…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Sirdoonka ee NISA ay xirtay Ahmed Omar Yusuf oo loo yaqaan (Xarbi…
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeeda ayaa loo magacaabay Afhayeen cusub oo codkooda ku hadli doona.
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo intooda badan ka baxay Dugsiyada Sare iyo jaamacado ayaa laga eryay tababar ay isu qoreen inay ka…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inay socdaan shirar ku saabsan xaaladda guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Sheekh…
Hay’adaha Garsoorka dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray go’aano ku saabsan fulinta amarrada Garsoorka iyo dacwadaha horyaalla.
Ku xigeenkii Amiirka Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Muqdisho, kadib muddo ka badan…
Muran xoog leh ayaa hareeyay Qunsuliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Cadan ee dalka Yeman oo hadda fadhi u ah…
Wararka laga helayo guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu C/raxmaan Maxamed Faroole iska casilay Guddiga Dastuurka.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya iyo maamulka K/Galbeed ay Saanad hub iyo rasaas ah gaarsiiyeen…
Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran India ayaa maanta 26 ka mid ah lagu xukumay min 7 sano oo xarig ah…
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa warar is barbar socda kasoo kala saaray duqeyn maanta lagu qaaday duleedka Muqdisho oo lagu…
Golaha Wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa shirkoodii maanta ku ansixiyay sharciga xakameynta Hubka wax dila.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa laga gudbiyay mooshin loogu yeerayo inuu Golaha Shacabka hor tago.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa ku warramaya qasaare baaxad leh oo ka dhacay dagaal dhowr jeer shalay dhex maray…
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal yaab leh oo faragelin ku ah Baarlamaanka Soomaaliya…
