Browsing: Federaalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kulan si weyn baraha bulshada loogu faafiyay oo dhex maray…
Guddiga Doorashada Qaran ayaa maanta hortegaya xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaalaiya.
Dowladda Shiinaha ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro dekadaha Soomaaliya, iyadoo dooneysa inay la wareegto dekadda magaalada Hobyo ee…
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ciidamada Qalabka sida Sareeye Guuto Liibaan Cali Yaroow ayaa magaalada Baydhabo uga dhawaaqay Go’aanka maxkamada ka gaaray…
Kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen waxgarad iyo nabadoonno ka tirsan beesha H/Gidir ayaa baaq loogu…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuusan ku faraxsaneyn la shaqeynta Ra’iisal wasaare Kheyre.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa war kasoo saaray weerarkii lagu dilay Waaligii Alshabaab ee G/Banaadir Cali Maxamuud Xuseen…
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasiirka Maaliyadda ee Hanti Dhowrka Guud ee cusub.
Kiiskii ugu weynaa ee dibadda u soo baxa ayaa dhowaan ka dhacay Dekadda Muqdisho oo ah isha ugu weyn ee…
Shir looga hadlayo xiriir fiican oo dhex mara ciidamada dowlada si looga baaqsado isku dhacyo kale oo dhex mara ayaa…
Wasiirada, Xildhibaanada iyo taageerayaasha dowladii hore ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn ugu farxay warbixin uu soo saaray…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa mooshinka laga keenay wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ee Golaha Shacabka horyaalla.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxday dhammaan heshiisyadii ay kula jirtay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee bixiya adeegyada dowladda.
Guddiga Qaran ee Abaaraha ayaa maanta shaaciyay in Raashin Deeq ah oo laga helay dibadda ay u kala direen maamul…
Garyaqaanka Guud ee dowladda Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa soo saaray qoraal uu ku dalbanayo in dib loo soo doorto…
Dowladda Shiinaha ayaa Deeq Raashiin ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed , iyadoo u soo marisay Hay’adda cuntada adduunka ee WFP.
Jaamcadda Umadda ayaa maanta ku dhawaaqday in dib loo furay kulliyadii Cilmiga Warbaahinta Saxaafadda.
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Liibaan Cali Yaroow ayaa beeniyay war laga faafiyay kiiska dilikii wasiirkii howlaha guud ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Guddoomiyihii kooxda Alshabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir lagu dilay duqeyn uu ogolaaday madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta shir degdeg la yeeshay dhammaan taliyeyaasha ciidamada ayaa kala hadlay laba…
