Browsing: Federaalka
Weerar ay diyaarado dagaal ku qaadeen degaanka Toora-toorow ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa la sheegay in lagu dila taliyeyaal sare…
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa wakiil cusub u soo magacaabay Soomaaliya, iyadoo uu dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in howlgalkii ka dhanka ahaa kooxda Alshabaab uu bilwoday iyadoo dagaal culus uu ka…
Taliyeyaasha Ciidamada Booliska, Nabadsugida, Milateriga iyo Wasiirka Amniga ayaa caawa soo saaray awaamiir culus oo ku aadan xasilinta Ammaanka Muqdisho.
Iyadoo ay socoto magacaabidda xilalka kala duwan ee dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyay la magacaabay taliye ku xigeenka Nabadsugidd Gobolka Banaadir.
Warar ku dhowdhow Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in taliyihii hore ee ciidamada Booliska Puntland xil looga magacaabay dowladda Federaalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdigii ugu balaarnaa oo ka kooban wasiiro u dirtay Boqortooyada Sacuudiga.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa maalaayiin Doolar siisay dowladda Soomaaliya, taasoo loogu talogalay taageerada miisaaniyadda xukuumadda ee sanadkan 2017.
Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajaheysa cadaadis diblomaasiyadeed iyo xaaladda kacsan ee ka oogan Khaliijka Carabta.
Dowladda Mareykanka ayaa taliye gaar u xil saaray ciidamada Mareykanka ee jooga Soomaaliya.
Diyaarado aan la aqoon ayaa waraaqo ku daadiyay degaanada ay maamusho kooxda Alshabaab ee Koonfurta Soomaaliya.
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si buuxda u taageeray howlgalka xasilintamagaalada ay ciidamada ammaanka ka wadaan Muqdisho.
Muddo 26 sano kadib ayaa Soomaaliya markii u horeysey kamid noqdey dalalka codka ku leh hay’adda caafimaadka aduunka u qaabilsan…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada dawladda ee gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay aragto Xamar iyo magaalada Muqdisho oo kaliya.
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ka digay dagaal faraha looga gudbto haddii aan wax laga qaban falal hubka looga…
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kulan uu la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka ka dalbaday inay dhaqaale ku bixiyaan mashaariicda horumarineed ee dalka.
Dowladda Turkiga ayaa ciidamo iyo tababarayaal u soo direysa Soomaaliya, kuwaasoo ka howlgeli doona saldhigga milateri ee Turkigu ka sameeyay magaalada…
Madaxweyanha Soomaaliya oo ay maanta u dhammaatay 100 maalmood oo si rasmi ah uu kursiga madaxtooyada Villa Somalia kuga fadhiyay…
Burcad Badeed Soomaaliyeed ayaa la sheegay inay qafaasheen markab laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya.
