Browsing: Federaalka
Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa laga arkay qeybo badan oo ka mida Gobollada Soomaaliya, iyadoo lagu dhawaaqay in berrito ay…
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed u dirtay farriin ku saabsan dhalashada Bisha Ramadaan.
Khilaaf ku saabsan qeybsiga qeyb ka mida kheyraadka dalka ayaa ka dhex qarxay dowladda Federaalka iyo laba ka mida maamulada…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday saldhigga Balli-doogle ee ciidamada, Gobolka Shabellaha Hoose.
Dowladda Japan ayaa Gaadiid muhiim ah iyo Qalab ku wareejisay ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ayaa maanta ku dhawaaqay lacago qeybtii saddexaad ah oo loo qeybinayo maamul Goboleedyada dalka.
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib doorashadii uu kaalinta…
Xafiis loogu magac daray diiwaangelinta Xisbiyadda Siyaasadda dalka ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho.
Kulan ay soo qabanqaabiyeen odayaasha dhaqanka beelaha H/Gidir iyo Murusade ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigtay Markab si sharci darro ah uga kalluumeystay…
Taliye ku xigeenkii hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ee howlgallada oo dhowaan is-casilay ayaa kashifay xog fara badan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ay isku arkeen shir madaxeedkii Riyad.
Wararka laga helayo magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ayaa sheegaya in murankii ka taagnaa safaaradda Soomaalida ee dalka Suudaan uu…
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/llaahi Cali (Caanood) ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah kooxda Alshabaab oo ka…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhaqaaqday tallaabo ay kula tartameyso dowladda Federaalka dhinaca shirarka caalamiga ah.
Taliye ku xigeenkii hay’adda Sirdoonka ee NISA ayaa iska casilay xilka, kadib markii uu istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya.
Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan ayaa laga soo sheegayaa in uu ka jiro buuq dhaliyay gacan ka hadal iyo khilaaf …
Imitixaanka mideysan ee shahaadiga dugsiyada sare ayaa maanta ka bilowday Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya.
Xildhibaanada la baxay Madasha Horeusocod ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Nairobi ayaa la ogaaday tiradooda dhabta ah ee ay ka…
Siyaasiga Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ka mid ahaa musharixiintii xilka madaxweynaha
