Browsing: Federaalka
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka iyo xisbiga Daljir,
Dowladda Itoobiya ayaa si bareer ah u jebisay balanqaad ay u sameysay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa soo gabagbeysay kulan wadatashi oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Darstuurka ee dowlad gobaleedyada dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay qalab casri ah oo lagu maamuli lahaa hawada Soomaaliya, kaasoo si khalad ah looga dejiyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si hordhac ah uga hadlay waxqabadkiisii 100-ka maalmood intii uu xilka hayay.
DIGNIIN: Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digeysa khatarta virus-ka ku sii fidaya adduunka.
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa soo saartay Jadwalka imtixaanka QARAN ee mideysan sanadka 2016-2017.
Shirkii Soomaalida loogu qabtay magaalada London 11-kii bishan, waxaa laga soo saaray heshiis cusub oo xagga amniga ah kaas oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u sixitaan ku sameeyay go’aanadii shalay kasoo baxay golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya, isagoo ku…
Saraakiil loo qaatay Duuliyeyaal oo tababar uga socday dalka Turkiga ayaa la sheegay inay guulo ka gaareen tababarkaasi oo gabagabo…
Wasiirka Difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa khubad muhiim ah ka jeediyay shirkii arrimaha Soomaaliya ee magaalada London.
Shirkii shalay ku soo dhammaaday magaalada London ee arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay wafdigii ugu yaraa dhinaca xukuumadda iyo…
Waxaa soo baxay warar sheegaya in madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni uu shirkii London ee arrimaha Soomaaliya ku cambaareeyay madaxweynaha Soomaaliya…
Magaalda London waxaa lagu soo gabagabeeyay goor dhoweyd shirkarrimaha Soomaaliya oo ay marti gelisay dowladda Britain.
Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa xilligan ka hadlaya shirka arrimaha Soomaaliya ee ka socda magaalada London.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni oo ka qeyb galaya shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya, kana socda magaalada London ayaa eedeyn…
AKHRISO Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Xafladii London
Madaxweynaha Soomaaliya Madaxweyne Farmaajo ayaa magaalada London kula kulamay wasiirka arrimaha dibadda dalka Qatar Sheekh Maxamed Bin C/raxmaan Al-thaani.
