Browsing: Federaalka
Dowladda Mareykanka ayaa farriin toos ah oo ku saabsan Doorashooyinka u dirtay madaxda maamul Goboleedyada dalka.
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda xilgaarsiinta e federaalka ayaa shaacisay inay agaasime cusub u magacawday Maamulka iyo maaliyadda Wasaaradda.
Dib u dhac siyaasadeed iyo xaalad cusub ayaa soo wajahay go’aankii Midowga Musharixiinta ee hakinta Doorashada Golaha shacabka markii ay…
“Dib u dhac ku yimaada Jadwalka doorashada dalka waxaa Mas’uuliyadeeda qaadaya Mas’uuliyiinta Golaha Wadatashiga Qaranka”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi…
Waxaa maalmahan si weyn baraha bulshada loogu hadal hayaa in dowladda Turkigu ay siisay Soomaaliya diyaaradaha Drone-ka ee aan duuliyaha…
Bankiga Adduunka ayaa ku dhawaaqay mashruuc ku kacaya 150 milyan oo dollar oo dib loogu soo noolaynayo adeegga korontada ee…
Guddiga Doorashada SEIT Somaliland ayaa shaaciyay magacyada Guddiga Xulista Ergada 5-kursi oo kamida Kuraasta Gollaha Shacabka ee Gobolada waqooyi Somaliland.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay danjirahaImaaraadka Carabta u jooga Soomaaliya Maxamed Axmed Alcuthmani.
Muuse Suudi: “Madaxtooyada markii ay fiyoobaayeen ma tegin, hadda oo ay dhaceenna waxba kama rabo..”
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa beeniyay warar dhowaanahan looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsanaa inuu la heshiiyey Maxamed C/llaahi…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa uga jawaabay Midowga Musharixiinta oo dalbaday in la joojiyo doorashada Golaha…
Qaraarka Mareykanka oo 3 Bilood kusoo koobay iyo Faransiiska oo ka qeyliyey xilliga
“Ma aqbalayno, qaybna ka noqon meyno boobka Doorashada socota oo laguna burburinayo Nabadda iyo dawladnimada.
Shir saacado badan maanta dhex maray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa kusoo dhammaaday laba ballanqaad oo…
