Browsing: Federaalka
Golaha wasiirada xukuumadda xilgaarsiina Soomaaliya ayaa shalay shaaciyey inay ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee sanadka 2022.
Madaxweyne Qoorqoor: “Galmudug ma aqbaleyso Qori Caaradiis in lagu raadiyo damac shaqsi iyo kuraas…”
Qoorqoor wuxuu dhinacyo Soomaali iyo Ajnabi ah ku eedeeyay inay taageerayaan Ahlu suna, isagoo ka digay kooxo warar aan sax…
Waxaa malaintii labad dagaal lagu hoobtay oo qasaare badan dhaliyey ka socdaa magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, iyadoo aanu wax…
Waxaa kulan fool ka fool ah xalay yeeshay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Raiisal wasaaraha xilgaarsiinta…
Xirmooyinka kala ah: L-5, L-13, L-21, L-22 iyo inta badan ee xirmooyinka L-23 iyo L-24 ayaa maray dhinaca Soomaaliya
Soomaaliya waxay heshay 75% xuduudsii Badd ee la isku heystay ayuu yiri Paul Reichler oo ka mid ahaa Qareenada waaweyn…
