Browsing: Federaalka
Waxaa maanta dalka ka bilowady Tallaalka Cudurka Covid-19, iyadoo la adeegsanayo tallaalka AstraZeneca, iyadoo wasiirka Caafimaadka xukuumadda xil gaarsiinta ay…
Waxaa magaalada Muqdisho shirar gaara ku yeeshay Madaxweynaha Puntland, Jubbaland iyo madaxda Midowga Musharixiinta, kaasoo looga hadlayey xaaladda Doorashada iyo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor ayaa saaka dib ugu so laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo uu ku sugnaa dalka Turkiga.
Dhageysiga Dacwadda Kiiska Badda ee Somaliya iyo Kenya ayaa ka bilaabatay xarunta Maxkamadda ICJ ee Magaalada Hague dalka Holland.
Dowladda Somaliya iyo Q/Midoobay oo War kasoo saaray Tallaalka Covid-19 ee Dalka la keenay (Akhriso)
Imaanshaha iyo Hirgelinta Tallaalka Covid-19 Tallaaka COVID ee Oxford/AstraZeneca oo ah tiradiisa 300,000 waxa uu gaari doonaa shaqaalaha safka hore…
Soomaaliya ayaa heshay Qeybtii ugu horeysay Tallaalka Astrazaneca ee Cudurka Covid-19, kaasoo ah deeq ka mida tallaalka Cudurka Covid-19 ee…
Waxaa maalinta Berri ah 15-ka Maarso 2021 ka furmi doono xarunta Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague dalka Netherland, dhageysiga dacwada…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa xarunta Xalane kulan xasaasi ah kula yeeshay xubnaha…
Waxaa goor dhoweyd xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho shir xasaasi ah uga furmay Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo xubnaha Midowga Musharixiinta…
Dood xoog leh ayaa ka dhalatay ciidamada iyo hubka culus ee Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni la tegay magaalada Muqdisho,…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho sugan labadii maalmood ee ugu danbeysay ayaa sii wada kulamo xiriir ah oo…
Soomaaliya ayaa ka mida dalalka loogu deeqay tallaalka Cudurka Covid-19 ee ka mida mshruuca COVAX oo ah mashruuc ay samaysay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa soo saaray baaq degdeg oo ku…
Safiirka Mareykanka Donald Yamamoto ayaa kulan gaara la yeeshay Madaxweynaya Jubbaland Axmed Maxmed Islaam (Madoobe) oo degan gudaha Xalane.
Midowga Musharixiinta ayaa qoraal cusub oo ay saareen nasiib darro ku tilmaamay xaaladda amni ee dalka iyo fashilka ku yimid…
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ee lix madfac…
War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam uu maanta gelinka danbe tegayo magaalada Muqdisho.
Waxaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
Madaxweynaha Somalialnd Muuse Biixi Cabdi ayaa Khudbad-Sannadeedkiisa maanta u jeediyey Golayaasha Somaliland, isagoo si faahfaahsan uga hadlay xaalada maamulkiisa ee…
