Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Feysal Cali Waraabe: “Jabuuti waxay ka xun tahay inuu Imaaraadku horumariyo Dekadda Berbera, waana xaasidiin…” [Daawo]

    Feysal Cali Waraabe: “Jabuuti waxay ka xun tahay inuu Imaaraadku horumariyo Dekadda Berbera, waana xaasidiin…” [Daawo]

    February 26, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Feysal Cali Waraabe sheegay in Dowlada dalka Jabuuti aysan raali ka ahayn hormarka Somaliland, kana soo horjeedo horumarinta Imaaraadku ku sameynayo Dekadda Berbera.

    “Waan ka naxay ninkaas ka hadlayey Jabuuti inuu yiraahdo horumarka Boosaaso iyo Berbera ayaa horumarkeenii waxyeelaysa oo aanu DP World kala wareegnay dekedii Dooraale naxdin ayaan ka qaaday, wadan kastaaba xaq ayuu u leeyahay inuu horumar
    gaaro, laakiin in la yiraahdo wadan kale horumarkiisu kaayaga ayuu waxyeelayaa waa wax aan aduunka lagu arag, wadan aanu jaar nahay oo walaalo nahay oo waliba madaxweynahooda u heesno oo amaano inay haddana waxaasi ka soo yeedhaan waa guuldarro weyn” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe oo u waramay Telefishanka HCTV.

    Feysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyay dowlada Jabuuti  inay caddow ku tahay horumarka Somaliland, wuxuuna nasiib daro ku tilmaamay in dawlada Jabuuti ay ka xumaato heshiisyada shirkada DP World ay ku hormarinayso Dekedaha Boosaaso iyo Berbera.

    Gudoomiye Feysal ayaa intaas  ku si daray in Jabuuti ay ka aragtay Somaliland, wuxuuna yiri: “Wax kale maahee inaga ayaa laynaga arkay, waxaanay shacabka Somaliland ku noqonaysaa anfariir, wadankan imaaraadkana heshiiskaa saldhiga iyo kan DP World cadaawad badan ayuu u sameeyey, hadaad xamar tagto caruurta yaryar ayaa lagu diray Imaaraadka oo la leeyahay Imaaraadka ayaa ina khiyaameeyey oo ina inqilaabaya, waxaas oo dhana waxa loogu sheeganayaa maxaad Somaliland ula macaamishay..”

    Wuxuu Feysal difaacay heshiiska Somaliland iyo DP World oo ilaa iminka aan la ogeyn qodobadiisa iyo waxa lagu heshiiyay, isla markaana isugu jira mid milateri iyo maamulka dekadda Berbera.

    DP World Feysal Cali Waraabe JABUUTI Somaliland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe oo Wafdi ka socda Turkiga geeyay Degaanka Goobweyn ee Duleedka Kismaayo [Sawirro]
    Next Article Darawalka Guddoomiye ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo la dilay & Faahfaahin qaabka shilku u dhacay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo