Maamulka Gobolka Banadir ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaaabada Xafladda xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Ku-simaha guddoomiyaha Gobolka.
Guddiga ayaa ka kooban guddoomiyeyaasha waaxyaha Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana guddoomiye u ah Cumar Xuseen Maxamed, iyadoo aan la sheegin, xilliga ay dhaceyso munaasabadda xil wareejinta oo Guddigan ay ka shaqyeyn doonaan.
HOOS KA AKHRISO


![Guddi Qabanqaabiya xil wareejinta Maamulka Gobolka Banaadir oo la magacaabay [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/05/Gobolka-1024x538.jpg)